{"id":1005,"date":"2024-09-05T08:11:28","date_gmt":"2024-09-05T08:11:28","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1005"},"modified":"2024-09-05T08:11:28","modified_gmt":"2024-09-05T08:11:28","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-waa-dambi-in-muqdisho-laga-taageero-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1005","title":{"rendered":"Guddoomiyaha gobolka Banaadir \u201cWaa dambi in Muqdisho laga taageero Itoobiya\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis\u00a0 05, Sept 2024 {CBB}<\/strong>Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in aan magaalada Muqdisho ayaa laga taageeri karin damaca baddeena ku dooneyso Itoobiya.<\/p>\n<p>Guddoomiye Madaale ayaa sheegay in Itoobiya ay markii la dhisaayay maamul goboleedyada saameyn ayay ku laheyd, mid kasta xad ayay leedahay.<\/p>\n<p><strong>\u201cAqalka ummada looga talinaayay baarlamaanka hortiisa ayuu ka sheegay wixii uu rabo, waa danbi in Itoobiya in laga taageero Muqdisho\u201d\u00a0\u00a0<\/strong>ayuu yiri Guddoomiye Madaale.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomiyaha ayaa ugu baaqay garsoorka iyo guddoonka baarlamaanka in ay la xisaabtamaan dadka arrinkaasi sameeyay.<\/p>\n<p>Hadalka guddoomiyaha ayaa ku soo aadaya xilli maalmihii la soo dhaafay qaar kamid xildhibaannada golaha shacabka ay taageereen joogista ciidamada Itoobiya ee howlgalka ATMIS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis\u00a0 05, Sept 2024 {CBB}Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in aan magaalada Muqdisho ayaa laga taageeri karin damaca baddeena ku dooneyso Itoobiya. Guddoomiye Madaale ayaa sheegay in Itoobiya ay markii la dhisaayay maamul goboleedyada saameyn ayay ku laheyd, mid kasta xad ayay leedahay. \u201cAqalka ummada looga talinaayay baarlamaanka hortiisa ayuu ka sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1006,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1005","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1005","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1005"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1005\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1007,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1005\/revisions\/1007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1006"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1005"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1005"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1005"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}