{"id":1008,"date":"2024-09-07T07:17:19","date_gmt":"2024-09-07T07:17:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1008"},"modified":"2024-09-07T07:17:19","modified_gmt":"2024-09-07T07:17:19","slug":"kooxda-hoseed-baay-oo-kulan-dhiira-galin-loo-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1008","title":{"rendered":"Kooxda Hoseed Baay oo kulan dhiira-galin loo sameeyay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii\u00a0 07, Sept 2024 {CBB}<\/strong>Maamulka Sare ee kooxda Horseed Baay ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo sameeyay Kulan dhiira-galin iyo qado Sharaf ah iyadoo ciyaartoyda Naadiga iska Xaadirasay 8 dhamadka Tartanka Baydhaba kaab.<\/p>\n<p>Kooxda ayaa soo muujisay dadaal iyo in ay heegsato hanashadq koobka Baydhabo Koob madaama ay tartan adag ay kula jiraan kooxaha kale ee heerka koowaad ee ciyaaraya Baydhabo Koob.<\/p>\n<p>Maamulka ayaa ku dhiira-galiyay k\u00f2oxda in ay u qalmaan ku guleysiga koobta haddii dadaalkii ay heerkaan ku soo gareen ay laba jibaraan yadoona haddii Finaalka koobka ay garaan ay heli doonaan abaalmarino.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah ciyaartoyda iyo kabtanka kooxda Hoseed Baay ee magaalada Baydhabo ayaa dhankooda balan qaaday iyagoo iskaashanayaan iyo nasiibkooda xoogga saari doonaa sidii ay u gaari lahayeen Finaalka iyo hanashada Koobka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii\u00a0 07, Sept 2024 {CBB}Maamulka Sare ee kooxda Horseed Baay ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo sameeyay Kulan dhiira-galin iyo qado Sharaf ah iyadoo ciyaartoyda Naadiga iska Xaadirasay 8 dhamadka Tartanka Baydhaba kaab. Kooxda ayaa soo muujisay dadaal iyo in ay heegsato hanashadq koobka Baydhabo Koob madaama ay tartan adag ay kula jiraan kooxaha kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1009,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1008","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1008"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1011,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1008\/revisions\/1011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1009"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}