{"id":10093,"date":"2026-03-12T13:51:51","date_gmt":"2026-03-12T13:51:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10093"},"modified":"2026-03-12T13:51:51","modified_gmt":"2026-03-12T13:51:51","slug":"wasaaradda-cadaaladda-soomaaliya-oo-dastuurka-cusub-ka-dhaqangelinaysa-deegaanada-puntland-iyo-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10093","title":{"rendered":"Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya oo Dastuurka cusub ka dhaqangelinaysa Deegaanada Puntland iyo Jubbaland."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 12 March 2026 {CBB}<\/strong>Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya oo dhaqangelinaysa Dastuurka cusub ayaa shaacisey in ay diwaangelisey Nootaayooyinka dalka oo ay ku jiraan Puntland &amp; Jubbaland.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay xustay in Nootaayo aan ka diwaangashanayn aysan sharci ahayn oo shaqayn karin.<\/p>\n<p>Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS waxay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska Nootaayooyinka sharciyeysan ee ka diiwaangashan Wasaaradda sannadkan 2026, kuwaas oo buuxiyey shuruudaha iyo habraacyada u degsan diiwaangelinta Nootaayooyinka dalka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Cadaaladda waxay ku boorrinaysaa dhammaan daneeyaasha inay la macaamilaan oo kaliya Nootaayooyinka diiwaangashan, kuwaas oo loo oggolaaday bixinta adeegyada Nootaayada, inta lagu jiro sannadkaan 2026.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Diwaan-gilinta.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-443275\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Diwaan-gilinta.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1240px) 100vw, 1240px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Diwaan-gilinta.jpg 1240w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Diwaan-gilinta-222x300.jpg 222w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Diwaan-gilinta-758x1024.jpg 758w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Diwaan-gilinta-768x1037.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Diwaan-gilinta-1137x1536.jpg 1137w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Diwaan-gilinta-311x420.jpg 311w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Diwaan-gilinta-150x203.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Diwaan-gilinta-300x405.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Diwaan-gilinta-696x940.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Diwaan-gilinta-1068x1443.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1240\" height=\"1675\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 12 March 2026 {CBB}Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya oo dhaqangelinaysa Dastuurka cusub ayaa shaacisey in ay diwaangelisey Nootaayooyinka dalka oo ay ku jiraan Puntland &amp; Jubbaland. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay xustay in Nootaayo aan ka diwaangashanayn aysan sharci ahayn oo shaqayn karin. Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS waxay si rasmi ah ula wadaagaysaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10094,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10093","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10093","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10093"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10095,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10093\/revisions\/10095"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10094"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}