{"id":10096,"date":"2026-03-12T13:53:48","date_gmt":"2026-03-12T13:53:48","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10096"},"modified":"2026-03-12T13:53:48","modified_gmt":"2026-03-12T13:53:48","slug":"waddamada-khaliijka-oo-markoodii-ugu-horeysay-si-adag-u-cambaareeyay-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10096","title":{"rendered":"Waddamada Khaliijka oo markoodii ugu horeysay si adag u cambaareeyay Israaiil."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 12 March 2026 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Waddamada Khaliijka oo markoodii ugu horeysay si adag u cambaareeyay Israa*l tan iyo markii uu bilowday dagaalka Bariga Dhexe.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Dawladaha Khaliijka iyo waddamada Turkiga,Masar, Pakistan iyo Indooniisiya ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada maamulka Israa*l uu ku xiray Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa.<\/p>\n<p>Qoraal si wadajir ah ay waddamadan u soo saareen ayaa lagu yiri:<\/p>\n<p>\u201cWasiirrada Arrimaha Dibadda ee Sacuudi Carabiya, Urdun, Imaaraadka Carabta , Qadar, Indooniisiya, Pakistan, Masar, iyo Turkiga waxay cambaareynayaan tallaabada ay sii wadaan maamulka gumeysiga Israa*l ee ah xiritaanka albaabada Masaajidka Al-Aqsa, taas oo ka hor istaagaysa Muslimiinta inay ku cibaadeystaan, gaar ahaan inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 12 March 2026 {CBB}\u00a0Waddamada Khaliijka oo markoodii ugu horeysay si adag u cambaareeyay Israa*l tan iyo markii uu bilowday dagaalka Bariga Dhexe. Qaar ka mid ah Dawladaha Khaliijka iyo waddamada Turkiga,Masar, Pakistan iyo Indooniisiya ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada maamulka Israa*l uu ku xiray Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa. Qoraal si wadajir ah ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10097,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10096","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10098,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10096\/revisions\/10098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}