{"id":10155,"date":"2026-03-14T07:19:23","date_gmt":"2026-03-14T07:19:23","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10155"},"modified":"2026-03-16T07:23:44","modified_gmt":"2026-03-16T07:23:44","slug":"iiraan-oo-ku-dhawaaqday-in-mareykanka-uu-ku-jabay-dagaalka-uu-ku-soo-qaaday-dalkooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10155","title":{"rendered":"Iiraan oo ku dhawaaqday in Mareykanka uu ku jabay dagaalka uu ku soo qaaday Dalkooda."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 14 March 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Wasiirka Arrimaha Dibadda Wadanka Iran Abbas Araghchi ayaa ku faanay in Mareykanku ku jabay dagaalka Iran, xiridda Marinka Hormuz-na ay Turump iyo reer yurub hoos geysay Ruushka.<\/p>\n<p>\u201cLaba toddobaad kadib dagaalka ka dhanka ah Iran, Aqalka Cad ayaa hadda ka codsanaya dunida oo ay ku jirto Hindiya inay iibsadaan shidaalka Ruushka.<\/p>\n<p>Yurub waxay u malaynaysay in taageeridda dagaalka sharci-darrada ah ee ka dhanka ah Iran ay ku kasban doonto taageerada Maraykanka ee ka dhanka ah Ruushka.\u201d Ayuu ku yiri qoraal uu ku soo daabacay bartiisa X (Twitter) Wasiirka Arrimaha Dibadda Tehran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 14 March 2026 {CBB}\u00a0Wasiirka Arrimaha Dibadda Wadanka Iran Abbas Araghchi ayaa ku faanay in Mareykanku ku jabay dagaalka Iran, xiridda Marinka Hormuz-na ay Turump iyo reer yurub hoos geysay Ruushka. \u201cLaba toddobaad kadib dagaalka ka dhanka ah Iran, Aqalka Cad ayaa hadda ka codsanaya dunida oo ay ku jirto Hindiya inay iibsadaan shidaalka Ruushka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10156,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10157,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10155\/revisions\/10157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}