{"id":10174,"date":"2026-03-15T07:36:03","date_gmt":"2026-03-15T07:36:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10174"},"modified":"2026-03-16T07:37:36","modified_gmt":"2026-03-16T07:37:36","slug":"tartamo-ka-dhici-lahaa-sacuudiga-iyo-baxrayn-oo-la-joojiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10174","title":{"rendered":"Tartamo ka dhici lahaa Sacuudiga iyo Baxrayn oo la joojiyey."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 15 March 2026 {CBB}<\/strong>Waxaa si rasmi ah loo joojiyey tartamada Grand Prix ee Baxreyn iyo Sacuudiga, sida ay shaacisay Formula One.<\/p>\n<p>Tartamadan waxaa markii hore loo qorsheeyey inay dhacaan 12-kii Abriil iyo 19-kii Abriil siday u kala horeeyaan.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka, Formula One waxaay ku sheegtay in joojintu ay sabab u tahay \u201cxaaladda sii socota ee Bariga Dhexe\u201d iyo in inkastoo xalal kale la tixgeliyey, aysan wax beddel ah ku samayn doonin tartamada.<\/p>\n<p>Joojinta tartamadan waxay ka dhigan tahay in uu jiri doono farqi shan todobaad ah oo u dhexeeya midka Grand Prix Japan 27\u201329 Maarso iyo Miami 1\u20133 May.<\/p>\n<p>\u201cMarnaba FIA ma iloobi doonto badbaadada iyo wanaagga bulshada iyo asxaabaddeena. Ka dib markii si taxadar leh loo tixgeliyey, waxaan go\u2019aankan ku qaadnay anagoo masuuliyaddaas maskaxda ku hayna,\u201d ayuu yiri Madaxweynaha FIA, Mohammed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 15 March 2026 {CBB}Waxaa si rasmi ah loo joojiyey tartamada Grand Prix ee Baxreyn iyo Sacuudiga, sida ay shaacisay Formula One. Tartamadan waxaa markii hore loo qorsheeyey inay dhacaan 12-kii Abriil iyo 19-kii Abriil siday u kala horeeyaan. War-saxaafadeedka, Formula One waxaay ku sheegtay in joojintu ay sabab u tahay \u201cxaaladda sii socota ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10175,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10174","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10174"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10176,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10174\/revisions\/10176"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10175"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}