{"id":10186,"date":"2026-03-16T07:47:10","date_gmt":"2026-03-16T07:47:10","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10186"},"modified":"2026-03-16T07:47:10","modified_gmt":"2026-03-16T07:47:10","slug":"maraykanka-oo-ka-hadlaya-isbahaysiga-si-uu-maraakiibta-ugu-galbiyo-marin-biyoodka-hormuz","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10186","title":{"rendered":"Maraykanka oo ka hadlaya isbahaysiga si uu maraakiibta ugu galbiyo marin biyoodka Hormuz"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 16 March 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Markii uu ku soo laabtay Washington isaga oo ka soo duulay Florida habeennimadii Axadda, madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka jawaabay su\u2019aalo la xiriira suurtagalnimada in la abuuro isbaheysi lagu galbiyo maraakiibta mara marinka Hormuz.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in maamulku uu kala hadlay \u201cilaa toddobo\u201d dal sidii ay \u201cboliiska\u201d marin biyoodka Hormuz, wuxuuna Shiinaha u magacaabay in uu ka mid yahay dalalkii uu Mareykanku la hadlay.<\/p>\n<p>Ma uusan magacaabin dalal kale oo uu u tagi lahaa, laakiin wuxuu soo koriyay Nato iyo dalal kale oo uu aaminsan yahay inay u baahan yihiin \u201cinay difaacdaan dhulkooda,\u201d isagoo ku qeexay dhulkaas \u201cmeesha ay ka helaan tamartooda\u201d.<\/p>\n<p>Wareysi uu siiyay Financial Times ayuu Trump sidoo kale ku sheegay \u201cinay aad ugu xun tahay mustaqbalka Nato\u201d haddii xulafada aysan gacan ka geysan sugidda marin biyoodka Hormuz.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 16 March 2026 {CBB}\u00a0Markii uu ku soo laabtay Washington isaga oo ka soo duulay Florida habeennimadii Axadda, madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka jawaabay su\u2019aalo la xiriira suurtagalnimada in la abuuro isbaheysi lagu galbiyo maraakiibta mara marinka Hormuz. Waxa uu sheegay in maamulku uu kala hadlay \u201cilaa toddobo\u201d dal sidii ay \u201cboliiska\u201d marin biyoodka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10187,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10186","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10186"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10188,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10186\/revisions\/10188"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}