{"id":10202,"date":"2026-03-17T10:36:54","date_gmt":"2026-03-17T10:36:54","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10202"},"modified":"2026-03-17T10:36:54","modified_gmt":"2026-03-17T10:36:54","slug":"maamulka-koofur-galbeed-oo-sheegtay-in-ay-hakisay-wadashaqaynta-kala-dhaxaysa-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10202","title":{"rendered":"Maamulka Koofur Galbeed oo sheegtay in ay hakisay wadashaqaynta kala dhaxaysa Dowladda Federaalka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 17 March 2026 {CBB<\/strong>}War kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa lagu sheegay in maamulkaas uu joojiyay wadashaqaynta kala dhaxaysa Dowladda Federaalka iyada oo ku eedaysay in rabshadaha ka dhacay deegaannada maamulkaan &amp; xiisadda taagan.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa lagu sheegay in ay arkeen labiska Ciidanka oo Dowlada Federaalka gaysay deegaanno kala duwan si loo huriyo dagaallada ka dhanka ah Maamulkaas sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Sidoo kale warsaxaafadeedka ayaa intaas lagu daray in Dowladda Federaalka ay ciidamo ku abaabushay deegaannada Koofur Galbeed sidoo kalena Wasiiro katirsan Xukuumadda Dan-Qaran ay ku lug leeyihiin kana jawaabi waysay xiriir ay la sameyeen sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Ma jiro war kasoo baxay Dowladda Federaalka oo looga jawaabay arrintaan, waxaa isasoo taraya xiisadda siyaasadeed ee Deegaannada Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyada oo deegaannada qaar ay ka dhaceen dagaallo halka meelaha qaar abaabul uu ka socdo.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso;-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10203\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/652718891_1478376720754937_4017964583355055032_n-216x300.jpg\" alt=\"\" width=\"216\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/652718891_1478376720754937_4017964583355055032_n-216x300.jpg 216w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/652718891_1478376720754937_4017964583355055032_n-302x420.jpg 302w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/652718891_1478376720754937_4017964583355055032_n.jpg 518w\" sizes=\"auto, (max-width: 216px) 100vw, 216px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 17 March 2026 {CBB}War kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa lagu sheegay in maamulkaas uu joojiyay wadashaqaynta kala dhaxaysa Dowladda Federaalka iyada oo ku eedaysay in rabshadaha ka dhacay deegaannada maamulkaan &amp; xiisadda taagan. Warsaxaafadeedka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa lagu sheegay in ay arkeen labiska Ciidanka oo Dowlada Federaalka gaysay deegaanno kala duwan si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10204,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10202","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10202"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10205,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10202\/revisions\/10205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10204"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}