{"id":10221,"date":"2026-03-18T19:24:06","date_gmt":"2026-03-18T19:24:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10221"},"modified":"2026-03-18T19:24:06","modified_gmt":"2026-03-18T19:24:06","slug":"goaan-layaab-leh-oo-ka-soo-baxay-xiriirka-kubadda-cagta-afrika-caf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10221","title":{"rendered":"Go\u2019aan layaab leh oo ka soo baxay Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF)."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco18 March 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Senegal ayaa laga xayuubiyay koobkii ay ku guuleysatay bilo ka hor, kadib go\u2019aan cusub oo si weyn layaab ugu noqday taageerayaasha kubadda cagta qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Tartanka Koobka Qaramada Afrika (AFCON), oo ah kan ugu weyn ee dalalka Afrika, isla markaana si rasmi ah loo qabto afartii sano mar (hore laba sano mar), ayaa mar kale galay taariikh cusub oo aan hore loo arag.<\/p>\n<p>Morocco ayaa hadda loo aqoonsaday inay tahay ku guuleystaha rasmiga ah ee tartanka, kadib markii natiijadii kama dambaysta ahayd dib loo beddelay, go\u2019aan ay maanta shaacisay CAF.<\/p>\n<p>Ciyaartoyda xulka Senegal ayaa ka baxay garoonka intii ay socotay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee tartanka, arrintaas oo sababtay muran weyn.<\/p>\n<p>Sidaas awgeed, Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF) ayaa go\u2019aamiyay in Senegal loo aqoonsado inay iska dhiibtay ciyaarta (forfeit), waxaana si toos ah natiijada loogu beddelay 3-0, iyadoo guusha lagu wareejiyay Morocco.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco18 March 2026 {CBB}\u00a0Senegal ayaa laga xayuubiyay koobkii ay ku guuleysatay bilo ka hor, kadib go\u2019aan cusub oo si weyn layaab ugu noqday taageerayaasha kubadda cagta qaaradda Afrika. Tartanka Koobka Qaramada Afrika (AFCON), oo ah kan ugu weyn ee dalalka Afrika, isla markaana si rasmi ah loo qabto afartii sano mar (hore laba sano mar), [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10222,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10221","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10221","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10221"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10221\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10223,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10221\/revisions\/10223"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10222"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10221"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10221"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10221"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}