{"id":10247,"date":"2026-03-18T19:41:31","date_gmt":"2026-03-18T19:41:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10247"},"modified":"2026-03-18T19:41:31","modified_gmt":"2026-03-18T19:41:31","slug":"madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-eedo-u-jeediyay-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10247","title":{"rendered":"Madaxweynaha Koofur Galbeed oo eedo u jeediyay Dowladda Federaalka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco18 March 2026 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa eedeymo u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Laftagareen oo khudbad u jeedinayay shacabka iyo mas\u2019uuliyiinta Koonfur Galbeed ayaa shaaca ka qaaday in safarkiisii u dambeeyay uu caqabado badan kala kulmay, balse uu ugu dambeyn yimid Baydhabo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu si kulul uga hadlay dadka laga celiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, isagoo ku tilmaamay arrin aan la aqbali karin.<\/p>\n<p><strong>\u201cIn maalintii saddexaad garoonka Muqdisho dad lagu celiyo ma aqbaleyno. Garoonka Aadan Cadde waa hanti qaran, waana in loo sinaadaa,\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri Laftagareen.<\/p>\n<p>Laftagareen oo ka hadlayay arrimaha doorashooyinka iyo is mari-waaga taagan, ayaa xusay inay dhowr jeer isku dayeen inay is faham ka gaaraan doorashada balse aan laga jawaabin.<\/p>\n<p><strong>\u201cNa fasax ayaan muddo saacado ah ku laheyn Madaxweyne Xasan Shiikh, aan qabsano doorasho,<\/strong>\u201d ayuu yiri, taas oo muujinaysa in maamulkiisu diyaar u yahay inuu u dhaqaaqo dhanka doorashooyinka heer dowlad goboleed.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa codsi u diray saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya, isagoo sheegay in xaaladda dalku ay u baahan tahay wada hadal iyo in la isku yimaado.<\/p>\n<p>Hadalka Madaxweyne Laftagareen ayaa imaanaya xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Koofur Galbeed oo shalay hakisay xiriirka ay la leedahay Xukumadda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco18 March 2026 {CBB}\u00a0Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa eedeymo u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Laftagareen oo khudbad u jeedinayay shacabka iyo mas\u2019uuliyiinta Koonfur Galbeed ayaa shaaca ka qaaday in safarkiisii u dambeeyay uu caqabado badan kala kulmay, balse uu ugu dambeyn yimid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10248,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10247","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10247","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10247"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10249,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10247\/revisions\/10249"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10248"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}