{"id":10262,"date":"2026-03-19T10:53:45","date_gmt":"2026-03-19T10:53:45","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10262"},"modified":"2026-03-19T10:53:45","modified_gmt":"2026-03-19T10:53:45","slug":"maxay-tahay-farriin-sacuudiga-u-diray-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10262","title":{"rendered":"Maxay Tahay farriin Sacuudiga u diray Iiraan?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 19 March 2026 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudi Carabiya, Amiir Faysal bin Farxaan Al Sacuud, ayaa sheegay in dalkiisu awood u leeyahay inuu bixiyo jawaab adag oo ka dhan ah weerarrada Iiraan, balse ilaa hadda ay doorteen is-xakameyn.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu Iiraan ugu baaqay inay dib u eegto istaraatiijiyaddeeda ku aaddan weerarrada ay ku beegsanayso dalalka dariska la ah ee Khaliijka Carabta.<\/p>\n<p>\u201cMa doonayo inaan Boqortooyada Sacuudiga qaado weerar ilaa hadda waan isdifaaceybaa, mana ahan Caqligal in aan Iiraan arrintaasi ku sameyno\u201d ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga.<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlaya ayuu yiri \u201cLaakiin waa muhiim in Iiraan ay fahamto in boqortooyada, iyo sidoo kale saaxiibadeeda la weeraray iyo kuwa kale, ay leeyihiin awood iyo karti aad u weyn oo ay adeegsan karaan haddii ay go\u2019aansadaan.\u201d<\/p>\n<p>Hadalka Sacuudiga ayaa ku soo aadaya xilli Iiraan ay duqeymo culus ka fulisay gudaha dalalka Carabta ee Saldhigyada ku leeyihiin Ciidanka Mareykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 19 March 2026 {CBB}\u00a0Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudi Carabiya, Amiir Faysal bin Farxaan Al Sacuud, ayaa sheegay in dalkiisu awood u leeyahay inuu bixiyo jawaab adag oo ka dhan ah weerarrada Iiraan, balse ilaa hadda ay doorteen is-xakameyn. Wasiirku wuxuu Iiraan ugu baaqay inay dib u eegto istaraatiijiyaddeeda ku aaddan weerarrada ay ku beegsanayso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10263,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10262","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10262"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10264,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10262\/revisions\/10264"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}