{"id":10274,"date":"2026-03-19T11:01:13","date_gmt":"2026-03-19T11:01:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10274"},"modified":"2026-03-19T11:01:13","modified_gmt":"2026-03-19T11:01:13","slug":"nicholas-haysom-oo-geeriyooday-isagoo-73-sano-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10274","title":{"rendered":"Nicholas Haysom oo geeriyooday isagoo 73 sano jira."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 19 March 2026 {CBB}<\/strong>Waxaa magaalada New York ee dalka Maraykanka ku geeriyooday Nicholas Haysom, oo ahaa 73-sano jir, isagoo ahaa Ergeygii Gaarka ahaa ee Qaramada Midoobay u qaabbilsanaa dalka Suudaanta Koonfureed.<\/p>\n<p>Nicholas Haysom waxa uu xilal muhiim ah ka soo qabtay Qaramada Midoobay, isagoo soo noqday madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ka hor inta aan loo magacaabin Suudaanta Koonfureed.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Sidoo kale, waxa uu door hoggaamineed ka qaatay geedi-socodka nabadda ee dalalka Burundi, Ciraaq, Afgaanistaan, iyo Suudaan.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa door weyn ka soo qaatay isbeddelkii dimuqraadiyadeed ee dalka Koonfur Afrika, isagoo intii u dhaxeysay 1994-tii ilaa 1999-kii ahaa lataliyaha dhanka sharciga iyo dastuurka ee madaxweynihii hore ee Nelson Mandela.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa 1-Janaayo Sanadkii 2019-kii ka ceyrisay Nicholas Haysom.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 19 March 2026 {CBB}Waxaa magaalada New York ee dalka Maraykanka ku geeriyooday Nicholas Haysom, oo ahaa 73-sano jir, isagoo ahaa Ergeygii Gaarka ahaa ee Qaramada Midoobay u qaabbilsanaa dalka Suudaanta Koonfureed. Nicholas Haysom waxa uu xilal muhiim ah ka soo qabtay Qaramada Midoobay, isagoo soo noqday madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ka hor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10275,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10274","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10274","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10274"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10274\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10277,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10274\/revisions\/10277"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10275"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}