{"id":10310,"date":"2026-03-20T10:29:57","date_gmt":"2026-03-20T10:29:57","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10310"},"modified":"2026-03-21T10:31:48","modified_gmt":"2026-03-21T10:31:48","slug":"aqalka-cad-oo-raadinaayo-lacag-dhan-200-bilyan-si-ay-uga-hortagaan-fashilka-dagaalka-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10310","title":{"rendered":"Aqalka Cad oo raadinaayo lacag dhan $200 bilyan Si ay uga Hortagaan Fashilka Dagaalka Iiraan."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 20 March 2026 {CBB}<\/strong><\/p>\n<p>Aqalka Cad wuxuu raadinayaa lacag dheeraad ah oo milateriga la siiyo oo gaaraysa $200 bilyan, taas oo dheeraad ku ah miisaaniyadda difaaca ee sannadlaha ah ee $838.7 bilyan ee uu Congress-ku horay u ansixiyay bishii Janaayo. Pentagon-ku wuxuu sheegay in dagaalku ku kacay $11.3 bilyan toddobaadkiisii ugu horreeyay oo qura.<\/p>\n<p>Iska horimaadku wuxuu galay toddobaadkiisii afaraad maalintii Sabtida, iyadoo saraakiishu ay soo jeedinayaan inuu sii socon karo toddobaad ilaa saddex toddobaad<\/p>\n<p>Isku soo duub, sumcadda diyaaradda F-35 hadda waxay gashay waji kale. Hal diyaarad oo la beegsaday kama dhigayso barnaamijka oo dhan mid aanan shaqaynayn. Su\u2019aasha se mudan in la is weydiiyo waa, in F-35 ay u babac dhigi karto dhibaatooyinka dagaalka hawada sare ah oo lala galo kuwa la tartamaya Mareykanka sida Shiinaha ama Ruushka. Iiraan ayaa dhanka jawaabta su\u2019aashaas hadda tilaabo u qaaday.<\/p>\n<p>Halkii mid oo F-35 ah sameynteedu wuxuu ku kacayaa ilaa $77 milyan. Midda Khamiistii degtay waxay u badan tahay inay tahay mid la hagaajin karo.<\/p>\n<p>Laakiin gudaha Beijing iyo Moscow, waxaa indhaha dhan lagu hayaa sidii loo heli lahaa jawabata wixii dhacay khamiistii iyo waxa suurtagalka ka dhigay.<\/p>\n<p>Dagaalkan oo ah mid lagu dagaallamayo qayb ahaan fahamka, qayb ahaanna iska-caabbinta, muhiimad gaar ah ayay u leedahay in Iiraan ay ka takhalustay aaminaadii ahayd in F-35 aan shiish lala heli karin. Natiijadda xigtana waxa ay u badan tahay mid aysan Washington jeclaysan doonin.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Xoghayaha-Dagaalka-Mareykanka.webp\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-443819\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Xoghayaha-Dagaalka-Mareykanka.webp\" sizes=\"auto, (max-width: 1187px) 100vw, 1187px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Xoghayaha-Dagaalka-Mareykanka.webp 624w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Xoghayaha-Dagaalka-Mareykanka-300x200.webp 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Xoghayaha-Dagaalka-Mareykanka-150x100.webp 150w\" alt=\"\" width=\"1187\" height=\"791\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 20 March 2026 {CBB} Aqalka Cad wuxuu raadinayaa lacag dheeraad ah oo milateriga la siiyo oo gaaraysa $200 bilyan, taas oo dheeraad ku ah miisaaniyadda difaaca ee sannadlaha ah ee $838.7 bilyan ee uu Congress-ku horay u ansixiyay bishii Janaayo. Pentagon-ku wuxuu sheegay in dagaalku ku kacay $11.3 bilyan toddobaadkiisii ugu horreeyay oo qura. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10311,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10310","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10310","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10310"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10312,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10310\/revisions\/10312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}