{"id":10313,"date":"2026-03-20T10:32:02","date_gmt":"2026-03-20T10:32:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10313"},"modified":"2026-03-21T10:33:26","modified_gmt":"2026-03-21T10:33:26","slug":"trump-oo-si-adag-u-weeraray-isbahaysiga-nato-kuna-tilmaamay-fulayaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10313","title":{"rendered":"Trump oo si adag u weeraray isbahaysiga NATO, kuna tilmaamay Fulayaal."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 20 March 2026 {CBB}<\/strong>Waxaan hadda maqalnaa Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaas oo xulafada Nato ku tilmaamay \u201cfulayo\u201d isla markaana sheegay inay \u201cfududahay\u201d inay oggolaadaan in maraakiibtu si ammaan ah ku maraan Marinka Hormuz.<\/p>\n<p>Halkan waa qoraalkiisa oo dhammaystiran oo uu soo dhigay bartiisa bulshad aee Truth Social:<\/p>\n<p>\u201cMareykanka la\u2019aantiisa , NATO WAA SHABEEL WARQAD AH! Ma aysan rabin inay ku soo biiraan dagaalka lagu joojinayo Nukliyeerka Iran.<\/p>\n<p>\u201cHadda oo dagaalkaas dhanka Millatariga looga GUULEYSTAY, ayada oo khatar aad u yar ay iyaga soo gaartay, waxay ka cabanayaan qiimaha sarreeya ee saliidda oo lagu qasbay inay bixiyaan, laakiin ma rabaan inay gacan ka geystaan furista Marinka Hormuz, oo ah dhaqdhaqaaq millatari oo fudud kaas oo ah sababta kaliya ee ka dambaysa qiimaha saliidda ee sarreeya.<\/p>\n<p>\u201cAad bay ugu fududahay inay sameeyaan, khatartuna aad ayay u yar tahay. FULAYO, waana soo XUSUUSAN DOONNAA!\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 20 March 2026 {CBB}Waxaan hadda maqalnaa Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaas oo xulafada Nato ku tilmaamay \u201cfulayo\u201d isla markaana sheegay inay \u201cfududahay\u201d inay oggolaadaan in maraakiibtu si ammaan ah ku maraan Marinka Hormuz. Halkan waa qoraalkiisa oo dhammaystiran oo uu soo dhigay bartiisa bulshad aee Truth Social: \u201cMareykanka la\u2019aantiisa , NATO WAA SHABEEL WARQAD [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10314,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10313","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10313","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10313"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10315,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10313\/revisions\/10315"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}