{"id":10343,"date":"2026-03-22T08:21:57","date_gmt":"2026-03-22T08:21:57","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10343"},"modified":"2026-03-22T08:23:13","modified_gmt":"2026-03-22T08:23:13","slug":"sacuudiga-oo-hortagay-saddex-gantaal-oo-nooca-balastikada-ah-oo-lala-beegsaday-riyad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10343","title":{"rendered":"Sacuudiga oo Hortagay saddex gantaal oo nooca balastikada ah oo lala beegsaday Riyad"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 22 March 2026 {CBB} <\/strong>\u00a0Maanta oo Axaddda, maalintii 23-aad ee dagaalka ka socda Bariga Dhexe, wasaaradda gaashandhigga Sacuudiga ayaa ku dhawaacday inay ka hortagatay saddex gantaal oo nooca balastikada ah oo lala beegsaday gobolka Riyad oo ah caasimada Sacuudiga.<\/p>\n<p>Qoraal ay ku daabacday barteeda X, ayey ku sheegay in \u201cSaddex gantaal oo balastiko ah ayaa loo soo riday dhanka gobolka Riyadh. Mid ka mid ah gantaaladaas waa la soo riday, halka labada kale ay ku dhaceen aag aan dad degganayn,\u201d iyadoo intaas ku dartay in shan diyaaradood oo nooca aan duuliyaha lahayn la qabtay isla markaana lagu burburiyay hawada dalka tan iyo saqdii dhexe<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 22 March 2026 {CBB} \u00a0Maanta oo Axaddda, maalintii 23-aad ee dagaalka ka socda Bariga Dhexe, wasaaradda gaashandhigga Sacuudiga ayaa ku dhawaacday inay ka hortagatay saddex gantaal oo nooca balastikada ah oo lala beegsaday gobolka Riyad oo ah caasimada Sacuudiga. Qoraal ay ku daabacday barteeda X, ayey ku sheegay in \u201cSaddex gantaal oo balastiko ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10346,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10343"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10345,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10343\/revisions\/10345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}