{"id":10441,"date":"2026-03-24T14:14:21","date_gmt":"2026-03-24T14:14:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10441"},"modified":"2026-03-24T14:14:21","modified_gmt":"2026-03-24T14:14:21","slug":"kulan-muqdisho-ku-dhaxmaray-taliyaha-ciidanka-xds-iyo-taliyaha-taliska-hawlgallada-gaarka-ah-ee-mareeykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10441","title":{"rendered":"Kulan Muqdisho ku dhaxmaray Taliyaha Ciidanka XDS iyo Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah ee Mareeykanka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado\u00a0 24 March 2026 {CBB}<\/strong>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah ee Mareeykanka ee Afrika \/Special Operations Command of Africa (SOCAF), Major General Claude K. Tudor.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhanka amniga, horumarinta iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyo dardargelinta howlgallada lagula dagaallamayo argagixisada.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa isla qaatay muhiimadda ay leedahay in la kordhiyo tababarrada, is-dhaafsiga khibradaha, iyo taageerada farsamo ee kor u qaadaysa awoodda ciidanka, si loo xaqiijiyo amni waara oo dalka ka hirgala.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa la isla gartay in la sii xoojiyo wada shaqeynta ka dhaxaysa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada saaxiibada caalamka, gaar ahaan howlgalada ka dhanka ah kooxaha nabad-diidka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado\u00a0 24 March 2026 {CBB}Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah ee Mareeykanka ee Afrika \/Special Operations Command of Africa (SOCAF), Major General Claude K. Tudor. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhanka amniga, horumarinta iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10442,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10441","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10441","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10441"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10443,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10441\/revisions\/10443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10442"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}