{"id":10569,"date":"2026-03-28T12:45:08","date_gmt":"2026-03-28T12:45:08","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10569"},"modified":"2026-03-28T12:45:08","modified_gmt":"2026-03-28T12:45:08","slug":"guddiga-uu-laftagareen-u-xilsaaray-doorashada-koofur-galbeed-oo-shaaciyay-magacyada-xildhibaannada-uu-soo-xulay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10569","title":{"rendered":"Guddiga uu Laftagareen u xilsaaray Doorashada Koofur Galbeed oo shaaciyay Magacyada Xildhibaannada uu soo xulay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 28 March 2026 {CBB}<\/strong>Guddiga Doorashooyinka ee Maamulka Koofur Galbeed uuna magacaabay Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ku dhawaaqay magacyada Xildhibaannada Baarlamaanka 3aad ee Dowlad-Goboleedkaas uu usoo xulay Guddigaan.<\/p>\n<p>Xubnahaan waxa ay tiradoodu gaaraysaa 95 Xildhibaan, waxaana la sheegay in ay iska dhex dooran doonnaan qofka ugu da\u2019da wayn si uu u noqdo shirguddoonka kumeel-gaarka ah ilaa inta ay ka dooranayaan Guddoonkooda.<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka aqriso Magacyada Xildhibaannada cusub ee la shaaciyay<\/strong>:<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-108552\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-1.jpg 1131w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-1-240x300.jpg 240w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-1-819x1024.jpg 819w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-1-768x960.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1414\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-108551\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-2.jpg 1131w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-2-240x300.jpg 240w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-2-819x1024.jpg 819w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-2-768x960.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1414\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-108550\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-3.jpg 1131w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-3-240x300.jpg 240w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-3-819x1024.jpg 819w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Liiska-Baarlamaanka-3aad-ee-Koofur-Galbeed-3-768x960.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1414\" \/><\/p>\n<p>Kulankooda maanta waxaa lagu go\u2019aamin doonnaa guddoonka ugu da\u2019da wayn waa haddii uusan ahayn musharrax doonaya Xilka Guddoomiyaha ama ku xigeennadiisa, waxa uu kaddib magacaabi doonnaa guddiga doroashada guddoonkooda.<\/p>\n<p>Guddigaas cusub ee ka dhex imaanaya Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa shaacin doonna waqtiga doorashada, araaji qabashada iyo wax weliba oo la xiriira tartanka oo marka la doorto guddoonka uu howsha la wareegi doonno.<\/p>\n<p>Marka uu guddoon yeesho Baarlamaanka 3aad ee Koofur Galbeed waxaa la shaacin doonnaa doorashada Madaxweynaha Dowlad-Goboleedkaas waliba waqti kooban maadaama doorashadu ay tahay mid si degdeg ah uu maamulkaas u qabanayo.<\/p>\n<p>Doorashada halka dhinac ah ee Madaxweyne Laftagareen ku qabsanayo Deegaannada Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa kahor yimid mas\u2019uuliyiin kasoo jeedda deegaannada maamulkaas iyaga oo waxba kama jiraan kasoo qaaday natiijada weliba oo halkaas ka soo baxda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 28 March 2026 {CBB}Guddiga Doorashooyinka ee Maamulka Koofur Galbeed uuna magacaabay Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ku dhawaaqay magacyada Xildhibaannada Baarlamaanka 3aad ee Dowlad-Goboleedkaas uu usoo xulay Guddigaan. Xubnahaan waxa ay tiradoodu gaaraysaa 95 Xildhibaan, waxaana la sheegay in ay iska dhex dooran doonnaan qofka ugu da\u2019da wayn si uu u noqdo shirguddoonka kumeel-gaarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10467,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10569","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10569"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10570,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10569\/revisions\/10570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10467"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}