{"id":10602,"date":"2026-03-29T15:14:13","date_gmt":"2026-03-29T15:14:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10602"},"modified":"2026-03-29T15:14:13","modified_gmt":"2026-03-29T15:14:13","slug":"midowga-afrika-oo-war-ka-soo-saarey-xaaladda-baydhabo-iyo-deegaannada-koofur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10602","title":{"rendered":"Midowga Afrika oo war ka soo saarey Xaaladda Baydhabo iyo deegaannada Koofur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 29 March 2026 {CBB}<\/strong>War-saxaafadeed uu saarey Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf ayuu uga hadlay dhaqdhaqaaqyada ka socda deegaannada Koofur Galbeed ee u dhaxeeya Maamulkaasi iyo Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa xaqiijiyay in Midowga Afrika markasta ka shaqeynayo Nabadda Soomaaliya, isla markaasna uu taageerayo wada hadal, si xal rasmi ah loo gaaro.<\/p>\n<p><strong>\u201cGuddoomiyuhu wuxuu ugu baaqayaa dhammaan dhinacyada in ay is xakameeyaan, isla markaasna laga fogaado wax kasta oo keeni kara dagaal ama gacan ka hadal\u201d\u00a0<\/strong>ayuu yiri Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu soo jeediyay in ay kulan qabsadaan Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ku mideysan yihiin Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo wehliyo gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Hadalka Guddoomiyaha Midowga Afrika ayaa ku soo aadaya xilli magaalada Baydhabo ay ku sugan yihiin Ciidanka Itoobiya oo qaarkood hoos yimaada Howlgalka AUSSOM.<\/p>\n<p>Ciidamadaan Itoobiyaanka ah ayaa maamula xarruumaha muhiimka ah ee Dowlad goboleedka Koofur Galbeed sida Garoonka diyaaradaha iyo goobo kale, waxaana ay saameyn ku leeyihiin Siyaasadda Maamulkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 29 March 2026 {CBB}War-saxaafadeed uu saarey Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf ayuu uga hadlay dhaqdhaqaaqyada ka socda deegaannada Koofur Galbeed ee u dhaxeeya Maamulkaasi iyo Dowladda Federaalka. Guddoomiyaha ayaa xaqiijiyay in Midowga Afrika markasta ka shaqeynayo Nabadda Soomaaliya, isla markaasna uu taageerayo wada hadal, si xal rasmi ah loo gaaro. \u201cGuddoomiyuhu wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10603,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10602","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10602"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10604,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10602\/revisions\/10604"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10603"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}