{"id":10605,"date":"2026-03-29T15:17:57","date_gmt":"2026-03-29T15:17:57","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10605"},"modified":"2026-03-29T15:17:57","modified_gmt":"2026-03-29T15:17:57","slug":"ciidanka-xooga-dalka-oo-howlgal-kadhan-as-ka-fuliyey-deegaan-hoos-yimaada-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10605","title":{"rendered":"Ciidanka xooga dalka oo howlgal kadhan AS ka fuliyey deegaan hoos yimaada  Magaalada Baydhabo."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 29 March 2026 {CBB}<\/strong>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeya Ciidanka Dowladda oo kashanaya kuwa deegaanka iyo AS oo ka ka dhacay tuulada Deynuunay oo 18 KM u jira magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.<\/p>\n<p>Afhayeenka Howlgelinta Badbaadada Koofur Galbeed, Maxamed Xuseen John ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan Deynuunay, isla markaasna ay hadda u sii socdaan magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu sheegay in dagaalka ay u adeegsadeen duqeymo ay fulinayaan saaxiibada caalamka, isla markaasna ay ka adkaadeen xubnihii AS ee wadadada u galay.<\/p>\n<p>Hadalka Afhayeenka ayaa ku soo aadaya xilli dhankooda Maamulka Koofur Galbeed sheegay in ay kor taagan yihiin 200 Diyaaradaha Turkiga ee Beyrakdar oo ay adeegsaneyso Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Waxaa gabi ahaanba istaagey isku socodka dadaweynaha ee deegaannada Koofur Galbeed gaar ahaan gaadiidkii gali jiray magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee KGS.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa ah mid aan weli daganeyn, iyadoo ay sii fideyso xiisadda u dhaxeysa Dowladda Federaalka iyo Maamulka Koofur Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 29 March 2026 {CBB}Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeya Ciidanka Dowladda oo kashanaya kuwa deegaanka iyo AS oo ka ka dhacay tuulada Deynuunay oo 18 KM u jira magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Afhayeenka Howlgelinta Badbaadada Koofur Galbeed, Maxamed Xuseen John ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan Deynuunay, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10606,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10605","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10605"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10607,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10605\/revisions\/10607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10606"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}