{"id":10620,"date":"2026-03-30T15:16:35","date_gmt":"2026-03-30T15:16:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10620"},"modified":"2026-03-30T15:16:35","modified_gmt":"2026-03-30T15:16:35","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-shaacisay-in-ay-la-wareegtay-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10620","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay la wareegtay magaalada Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isnin 30 March 2026 {CBB}<\/strong>War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidanka Xoogga ay la wareegeen magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.<\/p>\n<p>Bayaanka soo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in ciidanka Xoogga ay isku fureen wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, gudaha magaalada Baydhabo waxaa ka socda dibadbaxyo nabadeed iyo soo dhoweyn loo sameynayo mas\u2019uuliyiinta iyo saraakiisha ciidanka xoogga.<\/p>\n<p>Weli lama oga halka uu ku sugan yahay Madaxweynahii Koofur Galbeed iyo mas\u2019uuliyiina kale ee maamulkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isnin 30 March 2026 {CBB}War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidanka Xoogga ay la wareegeen magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Bayaanka soo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in ciidanka Xoogga ay isku fureen wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Sidoo kale, gudaha magaalada Baydhabo waxaa ka socda dibadbaxyo nabadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10621,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10620","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10620"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10622,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10620\/revisions\/10622"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}