{"id":10623,"date":"2026-03-30T15:17:43","date_gmt":"2026-03-30T15:17:43","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10623"},"modified":"2026-03-30T15:17:43","modified_gmt":"2026-03-30T15:17:43","slug":"dfs-oo-sheegtay-in-aan-la-beegsan-doonin-masuuliyiinta-koofur-galbeed-iyo-wararkii-u-dambeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10623","title":{"rendered":"DFS oo sheegtay in aan la beegsan doonin mas\u2019uuliyiinta Koofur Galbeed iyo wararkii u dambeeyay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isnin 30 March 2026 {CBB}<\/strong><\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalka ay maanta kula wareegeen magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, XFS Saadaad Maxamed oo warbaahinta kula hadlay xarruunta taliska qeybta 60-aad ee Xoogga Dalka ayaa sheegay in aan la beegsan doonin Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiiru dowlaha ayaa shacabka magaalada Baydhabo ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Nabadda.<\/p>\n<p><strong>\u201cDowladda Soomaaliya ayaa idiin timid, shacabka Baydhabo waxaan ka codsanayaa in wadooyinka la furo oo laga shaqeeyo Nabadda\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri Wasiiru dowle Saadaad Maxamed.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Wafdi sare oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay gaaraan magaalada Baydhabo, si looga wada hadalo mustaqbalka deegaannada Koofur Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isnin 30 March 2026 {CBB} Mas\u2019uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalka ay maanta kula wareegeen magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, XFS Saadaad Maxamed oo warbaahinta kula hadlay xarruunta taliska qeybta 60-aad ee Xoogga Dalka ayaa sheegay in aan la beegsan doonin Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Koofur Galbeed. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10624,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10623","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10623","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10623"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10623\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10625,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10623\/revisions\/10625"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10623"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10623"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10623"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}