{"id":10629,"date":"2026-03-30T15:20:28","date_gmt":"2026-03-30T15:20:28","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10629"},"modified":"2026-03-30T15:20:28","modified_gmt":"2026-03-30T15:20:28","slug":"raiisul-wasaare-oo-buuxiyay-xilal-ay-hore-isaga-casileen-qaar-kamid-ahaa-golaha-wasiiradda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10629","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare oo buuxiyay xilal ay hore isaga casileen qaar kamid ahaa Golaha Wasiiradda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isnin 30 March 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ku magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada Xukuumadda, si loo buuxiyo kuraas dhowaan ay iska casileen wasiirradii horey u hayay.<\/p>\n<p>Xubnaha wasiiradda ee Ra\u2019iisul wasaaraha magacaabay ayaa kala ah:-<\/p>\n<ol>\n<li><strong>Xasan Maxamed:<\/strong>\u00a0Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.<\/li>\n<li><strong>Nadiifa Aadam Isaaq:<\/strong>\u00a0Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha.<\/li>\n<li><strong>Ismaaciil Ciid Maxamed:<\/strong>\u00a0Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Xubnahan cusub ee la magacaabay ayaa beddelaya wasiir ku-xigeennadii horey xilalkaas u hayay oo dhowaan iska casilay xubinimadii Golaha Wasiirada. Is-casilaadda mas\u2019uuliyiintii hore ayaa timid ka dib markii uu soo kordhay khilaaf u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa faray wasiirada cusub in ay si hufan u gutaan waajibaadka qaran ee loo igmaday, isaga oo ka rajeyneynaya in ay wax badan ka beddelaan shaqooyinka horyaalla wasaaradahooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isnin 30 March 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ku magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada Xukuumadda, si loo buuxiyo kuraas dhowaan ay iska casileen wasiirradii horey u hayay. Xubnaha wasiiradda ee Ra\u2019iisul wasaaraha magacaabay ayaa kala ah:- Xasan Maxamed:\u00a0Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10630,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10629","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10629"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10631,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10629\/revisions\/10631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}