{"id":10744,"date":"2026-04-05T08:49:04","date_gmt":"2026-04-05T08:49:04","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10744"},"modified":"2026-04-05T08:49:04","modified_gmt":"2026-04-05T08:49:04","slug":"muxuu-donald-trump-ka-yiri-howlgalkii-ugu-cuslaa-ee-lagu-soo-furtay-duulliyihii-diyaaraddiisa-ay-soo-ridday-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10744","title":{"rendered":"Muxuu Donald Trump ka yiri howlgalkii ugu cuslaa ee lagu soo furtay duulliyihii diyaaraddiisa ay soo ridday Iiraan?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 5 April 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump oo saddexii cisho lasoo dhaafay ka aamusnaa duulliyaha diyaaraddii uu waday ay soo ridday Iiraan ee xogtiisa la waayay ayaa sheegay in tani ay tahay mid taariikhda geli doonta maadaama halis ay u bareereen ciidankiisa.<\/p>\n<p>Donald Trump oo soo furashada sarkaalkaas duulliyaha ah u daadiyay dhiigga ciidamo kale oo la sheegay in dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen dagaalkii tooska ahaa ee ay la galeen ciidanka Ilaalada kacaanka Iiraan si aanay Tehran usoo bandhigin.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=2839470930&amp;adf=1818098359&amp;pi=t.aa~a.3850671431~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1775378870&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fmuxuu-donald-trump-ka-yiri-howlgalkii-ugu-cuslaa-ee-lagu-soo-furtay-duulliyihii-diyaaraddiisa-ay-soo-ridday-iiraan%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=949&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;aiof=9&amp;asro=0&amp;aiapmd=0.0001&amp;aiapmid=1&amp;aiactd=0&amp;aicctd=0&amp;ailctd=0&amp;aimartd=4&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQ2LjAuNzY4MC4xNzgiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siQ2hyb21pdW0iLCIxNDYuMC43NjgwLjE3OCJdLFsiTm90LUEuQnJhbmQiLCIyNC4wLjAuMCJdLFsiR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjE0Ni4wLjc2ODAuMTc4Il1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1775378860590&amp;bpp=2&amp;bdt=1615&amp;idt=2&amp;shv=r20260401&amp;mjsv=m202603310101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1775378727%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1775378727%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3D48b69fee791a81de%3AT%3D1775376653%3ART%3D1775378727%3AS%3DAA-AfjYlK2eC6tdNUsEaNN0SPND_&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=6245776912534&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=900&amp;u_w=1600&amp;u_ah=860&amp;u_aw=1600&amp;u_cd=32&amp;u_sd=1.1&amp;dmc=4&amp;adx=245&amp;ady=1319&amp;biw=1441&amp;bih=703&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=31097487%2C95386179%2C95386648%2C31097588%2C95386955%2C95340253%2C95340255&amp;oid=2&amp;pvsid=725119577723397&amp;tmod=886642400&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1600%2C0%2C0%2C0%2C1455%2C703&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=0&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy44~CAEQBBoHMS4xNzUuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;num_ads=1&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=10024\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CJKYztep1pMDFV0figMd2rsJSw\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Trump oo ka cararaya guuldarro siyaasadeed ayaa xoogga saaray, waxaa soo baxaya warar sheegaya in uu xitaa Iiraan la galay heshiis uu u dhexmaray dhinaca Ruushka sidaasina ay ku suuragashay si uu isaga ilaaliyo culayska gudaha dalkiisa uga imaan kara.<\/p>\n<p>Warbaahinta ku dhaw Aqalka Cad ee lagu magacaabo Axios ayaa xaqiijisay in Iiraan ay ogaatay halka uu ku dhuumanayay Duulliyaha iyada oo Teleefishinka Qaranka Dalkaas laga baahiyay in lacag abaalmarin ah la siinayo qofkii soo gudbiya xogta sarkaalkaas.<\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka TASS ayaa dhankeeda sheegtay in soo furashada duulliyaha aanay ku imaan awood militari balse wax is dhaafsi uu jiro, waxa ay ka gaabsatay in ay bannaanka soo dhigto xogta maadaama Tehran ay kol hore u diiday xitaa xabbad-joojin waqti kooban ah.<\/p>\n<p>Telefishinka Fox News ayaa dhankiisa sheegay in soo badbaadinta duulliyaha xitaa Maraykanka uu ku dhiig baxay lagana soo riday mid kamid ah Diyaaradihiisa sida C-130 oo qayb ka ahayd howlgalka, Hadalka Trump waxa uu ahaa in keliya lasoo badbaadiyo sarkaalkaas nool si aanay loo qaban loona soo bandhigin.<\/p>\n<p>Dhanka Iiraan ma jiro war kasoo baxay, waxaa keliya ee Saaxada Warbaahinta haysta waa Maraykanka oo ku faanaya in ciidamadooda ay soo badbaadiyeen duulliyaha la socday diyaaraddii lasoo riday inkasta oo a<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 5 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump oo saddexii cisho lasoo dhaafay ka aamusnaa duulliyaha diyaaraddii uu waday ay soo ridday Iiraan ee xogtiisa la waayay ayaa sheegay in tani ay tahay mid taariikhda geli doonta maadaama halis ay u bareereen ciidankiisa. Donald Trump oo soo furashada sarkaalkaas duulliyaha ah u daadiyay dhiigga ciidamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10745,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10744","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10744"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10744\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10746,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10744\/revisions\/10746"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10745"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}