{"id":10753,"date":"2026-04-05T08:52:50","date_gmt":"2026-04-05T08:52:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10753"},"modified":"2026-04-05T08:52:50","modified_gmt":"2026-04-05T08:52:50","slug":"soomaaliya-turkiga-oo-iska-kaashanaya-soosaarka-hubka-casriga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10753","title":{"rendered":"Soomaaliya &#038; Turkiga oo iska kaashanaya soosaarka Hubka casriga ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 5 April 2026 {CBB}<\/strong>Dowladaha Soomaaliya &amp; Turkiga ayaa iska kaashanaya soosaarka Hubka iyada oo laga duulayo heshiis ay horay u wada galeen Dowladahaas sida tababarka Ciidanka, qalabayntooda, sare u qaadista amniga iyo tayada awoodda waxsoorka qalabka ciidamada.<\/p>\n<p>Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya uuna kamid yahay Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ayaa tagay mid kamid ah Warshadaha faca wayn ee Turkiga usoosaara Hubka oo la dhisay 1453dii.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=4160086748&amp;adf=1307091832&amp;pi=t.aa~a.3850671431~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1775379127&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fsoomaaliya-turkiga-oo-iska-kaashanaya-soosaarka-hubka-casriga-ah%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=949&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;aiof=9&amp;asro=0&amp;aiapmd=0.0001&amp;aiapmid=1&amp;aiactd=0&amp;aicctd=0&amp;ailctd=0&amp;aimartd=4&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQ2LjAuNzY4MC4xNzgiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siQ2hyb21pdW0iLCIxNDYuMC43NjgwLjE3OCJdLFsiTm90LUEuQnJhbmQiLCIyNC4wLjAuMCJdLFsiR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjE0Ni4wLjc2ODAuMTc4Il1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1775379118669&amp;bpp=2&amp;bdt=1729&amp;idt=2&amp;shv=r20260401&amp;mjsv=m202603310101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1775379034%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1775379034%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3D48b69fee791a81de%3AT%3D1775376653%3ART%3D1775379034%3AS%3DAA-AfjYlK2eC6tdNUsEaNN0SPND_&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=596873317771&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=900&amp;u_w=1600&amp;u_ah=860&amp;u_aw=1600&amp;u_cd=32&amp;u_sd=1.1&amp;dmc=4&amp;adx=245&amp;ady=1275&amp;biw=1441&amp;bih=703&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=31097488%2C95386648%2C31097588%2C42533294%2C95372614%2C95386955&amp;oid=2&amp;pvsid=4976745176798266&amp;tmod=886642400&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1600%2C0%2C0%2C0%2C1455%2C703&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=0&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy44~CAEQBBoHMS4xNzUuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;num_ads=1&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=8434\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CMSl8NGq1pMDFcIkBgAdksAQYw\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Mas\u2019uuliyiin katirsan Muqdisho &amp; Ankara ayaa xaqiijiyay in iskaashiga labada Xukuumad uu dhaliyay sare u qaadista awoodda dhinaca Ciidanka iyada oo Turkiga ay Soomaaliya keentay Diyaaradaha Casriga ah iyo qalabka Ciidan ee Dalkaas lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa Soomaaliya u tababaray Ciidamada kumaandooska Gorgor iyo Booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad kuwaas oo adeegsada hubka iyo qalabka ciidan ee Turkiga uu soosaaray sida Qoryaha, Gaadiidka &amp; waxyaabo kale.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin katirsan Maamulka Warshadda Hubka ee Turkiga ayaa sheegay in ay xoogga saarayaan iskaashiga dhiggooda Soomaaliya si loo gaaro hadafka ah in ay Soomaaliya wax kasoo saarto dhinaca Hubka lana mid noqoto Dalalka dhinacaas horumarka ka sameeyay.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa la sheegay in uu Soomaaliya ka caawinayo tababarka Ciidamo isugu jira kuwa Badda iyo Cirka kuna howlgali karaan Maraakiibta Militari iyo Diyaaradaha Dalkaas lagu sameeyay si ay dib ugu soo celiyaan awooddii uu dalkaan ku lahaa dhinacaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 5 April 2026 {CBB}Dowladaha Soomaaliya &amp; Turkiga ayaa iska kaashanaya soosaarka Hubka iyada oo laga duulayo heshiis ay horay u wada galeen Dowladahaas sida tababarka Ciidanka, qalabayntooda, sare u qaadista amniga iyo tayada awoodda waxsoorka qalabka ciidamada. Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya uuna kamid yahay Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10754,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10753","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10753"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10755,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10753\/revisions\/10755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10754"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}