{"id":10761,"date":"2026-04-06T08:02:01","date_gmt":"2026-04-06T08:02:01","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10761"},"modified":"2026-04-07T08:04:03","modified_gmt":"2026-04-07T08:04:03","slug":"soomaaliya-oo-wada-qorshahii-ay-shidaalka-iyo-macdanta-kuso-soosari-laheyd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10761","title":{"rendered":"Soomaaliya oo wada qorshahii ay shidaalka iyo macdanta kuso soosari laheyd ."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 6 April 2026 {CBB} <\/strong>\u2013<strong>\u00a0<\/strong>Wasiirka Batroolka iyo Khayraadka Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa mar kale xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay horumarinta khayraadka dabiiciga ah ee dalka si hufan, isla xisaabtan leh, isla markaana waafaqsan heerarka caalamiga ah.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Investment opportunities Somalia\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in qorshaha dowladda ee horumarinta shidaalka iyo macdanta lagu saleeyay in faa\u2019iidooyinka ka soo baxa ay si toos ah ugu adeegaan kobaca dhaqaalaha iyo daryeelka bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cMaalmaha ina soo aadan waxaa Idan Alle soo gaaraya Soomaaliya \u00c7a\u011fr\u0131 Bey oo ah markabka qodaya shidaalka Soomaaliya, kaa oo soo dhawayn balaaran dabadeed ka bilaabi doona Soomaaliya howlaha qodista ceel shidaal markii ugu horeysay badda Soomaaliya, Tani waxay muujinaysaa in Soomaaliya ay u gudubtay wejiga qodista, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go\u2019an ineey u horumariso kheyraadka dabiiciga ah si hufan, mas\u2019uuliyad leh, isla markaana waafaqsan heerarka caalamiga ah iyadoo la hubinayo in faa\u2019iidada laga helo ay si dhab ah uga qayb qaadato barwaaqada dalka iyo daryeelka bulshada Soomaaliyeed\u201d ayuu yiri Wasiir Daahir Shire.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div class=\"google-anno-skip goog-rentry\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"International news access\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Hadalkan ayaa imanaya xilli dowladda Federaalka Soomaaliya ay kordhinayso dadaallada ay ku soo jiidanayso maalgashi shisheeye, isla markaana ay xoojinayso nidaamyada sharci iyo maamul ee la xiriira sahminta iyo soo saarista shidaalka iyo macdanta.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta dowladda ayaa sidoo kale sheegay in la dhisayo hannaan sharci iyo hay\u2019ado awood leh oo si hufan u maareeya khayraadka dalka, iyadoo diiradda la saarayo arrimaha maamulka, qaybsiga dakhliga iyo ilaalinta deegaanka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, dadaalladan ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo ay Soomaaliya ku doonayso inay noqoto dal si tartan leh uga dhex muuqda suuqyada tamarta ee gobolka, maadaama ay sii kordheyso xiisaha loo qabo shidaalka ku jira dhulka iyo badda dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 6 April 2026 {CBB} \u2013\u00a0Wasiirka Batroolka iyo Khayraadka Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa mar kale xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay horumarinta khayraadka dabiiciga ah ee dalka si hufan, isla xisaabtan leh, isla markaana waafaqsan heerarka caalamiga ah. Wasiirka ayaa sheegay in qorshaha dowladda ee horumarinta shidaalka iyo macdanta lagu saleeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10762,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10761","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10761","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10761"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10761\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10763,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10761\/revisions\/10763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10762"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10761"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10761"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10761"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}