{"id":10767,"date":"2026-04-06T08:06:41","date_gmt":"2026-04-06T08:06:41","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10767"},"modified":"2026-04-07T08:09:24","modified_gmt":"2026-04-07T08:09:24","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-ayaa-booqday-xarunta-qeybta-3-aad-ee-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya-aussom-ee-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10767","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga ayaa booqday xarunta Qeybta 3-aad ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ee Baydhabo."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 6 April 2026 {CBB} <\/strong>\u2013Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Qeybta 3-aad ee Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ee magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Bay.<\/p>\n<p>Kormeerka Wasiirka ayaa la xiriiray u kuur-galka xaaladda amniga, horumarka hawlgallada socda iyo xoojinta xiriirka wadashaqeyneyd ee ka dhaxeeya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada caalamiga ah ee taageerada siiya.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa kulan la qaatay Taliyaha Qeybta 3-aad ee AUSSOM, S\/Guuto Teklu Hurisa Janka, isagoo ka dhageystay warbixin faahfaahsan oo ku saabsan hawlaha ay qabato qeybtu, guulaha laga gaaray hawlgalladii u dambeeyay iyo qaabka ay u socoto wada-shaqeynta ciidanka qaranka iyo kuwa AUSSOM ee ka hawlgala deegaannada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaan halkan u nimid inaan dhiirrigelino ciidamadeena iyo saaxiibbada caalamiga ah ee nala garab taagan sidii dalka looga sifeyn lahaa argagixisada. Waa lagama maarmaan in la sii xoojiyo hawlgallada wadajirka ah, si loo dardargeliyo guulaha laga gaarayo amniga iyo xasilinta dalka,\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri Wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Kormeerka Wasiirka Difaaca XFS uu ugu tagey Ciidanka Itoobiya ayaa ku soo aadaya xilli uu isbadal maamul ka dhacay deegaannada Koofur Galbeed.<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\"><\/div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia travel guide\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 6 April 2026 {CBB} \u2013Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Qeybta 3-aad ee Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ee magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Bay. Kormeerka Wasiirka ayaa la xiriiray u kuur-galka xaaladda amniga, horumarka hawlgallada socda iyo xoojinta xiriirka wadashaqeyneyd ee ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10768,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10767","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10767","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10767"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10767\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10769,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10767\/revisions\/10769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10768"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10767"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10767"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10767"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}