{"id":10785,"date":"2026-04-07T08:28:12","date_gmt":"2026-04-07T08:28:12","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10785"},"modified":"2026-04-07T08:28:12","modified_gmt":"2026-04-07T08:28:12","slug":"qatar-iyo-iraan-oo-arrimo-xasaasi-ah-ka-wadahadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10785","title":{"rendered":"Qatar iyo Iraan oo arrimo xasaasi ah ka wadahadlay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 7 April 2026 {CBB} <\/strong>\u2013Raysal wasaaraha dalka Qadar, Sheekh Maxamad bin Cabdulrahman bin Jassim Al-Thani, ayaa sheegay inuu cambaareynayo wax kasta oo bartilmaameedsanaya kaabayaasha bulshada intii uu socday wadahadal taleefan oo uu la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabbas Araqchi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_9_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar ayaa baraha bulshada ku sheegtay, in labada hoggaamiye ay ka wada hadleen xiisadaha socda iyo saameynta ay ku leeyihiin gobolka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Intii uu socday wicitaanka taleefanka, ra\u2019iisul wasaaraha Qatar, ayaa la sheegay inuu muujiyay diidmadiisa weerarrada Iiraan ee ay ku qaadayso Qatar iyo dalalka kale ee deriska la ah, gaar ahaan kuwa \u201ciska ilaalinaya ama iska fogeynaya dagaalka\u201d.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda, \u201cwaxay sidoo kale ku nuuxnuuxsadeen in bartilmaameedsiga kaabayaasha bulshada iyo kheyraadka dadweynaha aan la aqbali karin\u201d waxayna dhan walba ka cambaareeyeen dhaqanka noocaas ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 7 April 2026 {CBB} \u2013Raysal wasaaraha dalka Qadar, Sheekh Maxamad bin Cabdulrahman bin Jassim Al-Thani, ayaa sheegay inuu cambaareynayo wax kasta oo bartilmaameedsanaya kaabayaasha bulshada intii uu socday wadahadal taleefan oo uu la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabbas Araqchi. &nbsp; Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar ayaa baraha bulshada ku sheegtay, in labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10786,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10785","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10785","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10785"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10785\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10787,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10785\/revisions\/10787"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10786"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10785"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10785"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}