{"id":10807,"date":"2026-04-08T14:27:42","date_gmt":"2026-04-08T14:27:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10807"},"modified":"2026-04-10T14:28:51","modified_gmt":"2026-04-10T14:28:51","slug":"iiraan-ayaa-tiri-maraykanku-waa-inuu-kala-doortaa-xabbad-joojin-ama-dagaal-sii-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10807","title":{"rendered":"IIraan ayaa tiri \u201cMaraykanku waa inuu kala doortaa xabbad-joojin ama dagaal sii socda.\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco April 8, 2026 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Maraykanku waa inuu kala doortaa xabbad-joojin ama dagaal sii socda \u201ciyadoo loo marayo Israa\u2019iil\u201d, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan ka dib weerarro isdaba joog ah oo maanta ka dhacay Lubnaan.<\/p>\n<p>Qoraal uu ku daabacay barta X, Cabaas Araghchi wuxuu sheegay in shuruudaha lagu heshiiyey ee xabbad-joojinta laba toddobaad ah ee u dhaxaysa Maraykanka iyo Iiraan ay yihiin \u201ckuwa cad oo si toos ah loo qeexay\u201d.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan waxa uu qoraalkiisa ku lifaaqay ogeysiiska xabbad-joojinta ee uu soo saaray ra\u2019iisul wasaaraha Pakistan Shehbaz Sharif, isagoo muujinaya sida Sharif u sheegay in heshiiska uu kamid yahay joojinta weerrarad Lubnaan.<\/p>\n<p>\u201cMaraykanku waa inuu midkood doortaa xabbad-joojin ama dagaal sii socda oo loo marayo Israa\u2019iil. Labadaba wa wada socon karaa,\u201d ayuu yiri Araghchi, isagoo intaas ku daray in \u201cadduunku waa inuu arko xasuuqa ka socda Lubnaan\u201d.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale, hadalkiisa ku daray \u201cKubadda waxay taallaa garoonka Maraykanka, adduunkuna wuxuu eegayaa haddii uu ka dhabayn doono ballanqaadyadiisa.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco April 8, 2026 {CBB}\u00a0 \u00a0Maraykanku waa inuu kala doortaa xabbad-joojin ama dagaal sii socda \u201ciyadoo loo marayo Israa\u2019iil\u201d, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan ka dib weerarro isdaba joog ah oo maanta ka dhacay Lubnaan. Qoraal uu ku daabacay barta X, Cabaas Araghchi wuxuu sheegay in shuruudaha lagu heshiiyey ee xabbad-joojinta laba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10808,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10807","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10807","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10807"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10807\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10809,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10807\/revisions\/10809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10808"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}