{"id":10813,"date":"2026-04-09T14:31:25","date_gmt":"2026-04-09T14:31:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10813"},"modified":"2026-04-10T14:32:30","modified_gmt":"2026-04-10T14:32:30","slug":"nin-british-ayaa-lagu-tuhunsan-yahay-inuu-ka-tirsanaa-kooxda-as-ayaa-maxkamad-la-soo-taagayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10813","title":{"rendered":"Nin British ayaa lagu tuhunsan yahay inuu ka tirsanaa kooxda As ayaa maxkamad la soo taagayo."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis April 9, 2026 {CBB}<\/strong><\/p>\n<p>Nin kasoo jeeda United Kingdom ayaa wajahaya dacwado la xiriira falal argagixiso oo lagu eedeeyay inuu xiriir la leeyahay kooxda As , kaddib baaritaan ay fuliyeen hay\u2019adaha ammaanka ee London.<\/p>\n<p>Jermaine Grant, oo 43 sano jir ah isla markaana aan lahayn hoy rasmi ah, ayaa lagu tuhunsan yahay inuu door hoggaamineed ka qaatay howlaha As , arrintaas oo ka hor imanaysa sharciga la-dagaallanka argagixisada ee sanadkii 2000.<\/p>\n<p>Dacwadaha kale ee loo haysto waxaa ka mid ah saddex jeer oo lagu eedeeyay inuu ka qayb galay tababaro ciidan oo ka dhacay xero ay kooxdaasi ku lahayd magaalada Kismayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa lagu soo oogay labo eedeymood oo ku saabsan inuu haystay hub nooca AK-47 ah, kaasoo la sheegay in loogu talagalay adeegsiga falal argagixiso.<\/p>\n<p>Kiiskan ayaa la xiriira dhacdooyin la sheegay inay dhaceen intii u dhaxeysay dabayaaqadii 2007 ilaa horraantii 2010, xilli ay As si weyn uga hawlgeli jirtay gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa la qorsheeyay in Grant la horgeeyo maxkamadda Westminster Magistrates\u2019 Court Khamiista maanta ah.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay la-dagaallanka argagixisada London, Kris Wright, ayaa sheegay in dacwadahan ay ka dhasheen baaritaan dheer, isla markaana ay yihiin kuwo aad u culus.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray in hay\u2019adaha ammaanku ay sii wadi doonaan dabagalka cid kasta oo lagu tuhmo falal argagixiso, iyadoon loo eegayn goobta ay joogaan ama waqtiga ay falalkaasi dhaceen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis April 9, 2026 {CBB} Nin kasoo jeeda United Kingdom ayaa wajahaya dacwado la xiriira falal argagixiso oo lagu eedeeyay inuu xiriir la leeyahay kooxda As , kaddib baaritaan ay fuliyeen hay\u2019adaha ammaanka ee London. Jermaine Grant, oo 43 sano jir ah isla markaana aan lahayn hoy rasmi ah, ayaa lagu tuhunsan yahay inuu door [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10814,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10813","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10815,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10813\/revisions\/10815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10814"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}