{"id":10816,"date":"2026-04-09T14:32:47","date_gmt":"2026-04-09T14:32:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10816"},"modified":"2026-04-10T14:34:09","modified_gmt":"2026-04-10T14:34:09","slug":"40-maalmood-ka-dib-waxa-dib-loo-furay-masaajidka-al-aqsa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10816","title":{"rendered":"40 maalmood ka dib waxa dib loo furay Masaajidka Al-Aqsa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis April 9, 2026 {CBB}<\/strong><\/p>\n<p>Ka dib muddo 40 maalmood ah, Ciidanka Israa\u2019iil ayaa dib u furay Masjidka Barakeysan ee Al-aqsa oo ah goobta saddexaad ee ugu barakeysan Muslimiinta Dunida.<\/p>\n<p>Muuqaallo la baahiyay ayaa muujinaya tiro muslimiin ah oo ku sii qulqulaya Masjidka Al-aqsa, qiyaastii 3,000 oo qof saacadihii la soo dhaafay salaada ku oogay Masjidkan.<\/p>\n<p>Masaajidka ayaa gabi ahaanba laga mamnuucay dadka tan iyo markii uu qarxay dagaalka dhex maray isbahaysiga Mareykanka iyo Israa\u2019iil oo dhinac ah iyo dalka Iiraan 28-kii Febraayo.<\/p>\n<p>Israa\u2019iil ayaa inta badan soo rogta xayiraado caynkan oo kale ah, gaar ahaan xilliyada ay jiraan xiisadaha amni.<\/p>\n<p>Waaxda Awqaafta Islaamka ee Qudus, oo ay taageerto dowladda Urdun, ayaa xaqiijisay in albaabbada Al-Aqsa loo furay dhammaan dadka cibaadaysanaya laga bilaabo waaberigii saaka.<\/p>\n<p>Dhanka kale, maamulka Israa\u2019iil ayaa sheegay in dib u furista ay timid kadib markii dib u eegis lagu sameeyay awaamiirta dhanka amniga ee Taliska Guriga ee Israa\u2019iil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis April 9, 2026 {CBB} Ka dib muddo 40 maalmood ah, Ciidanka Israa\u2019iil ayaa dib u furay Masjidka Barakeysan ee Al-aqsa oo ah goobta saddexaad ee ugu barakeysan Muslimiinta Dunida. Muuqaallo la baahiyay ayaa muujinaya tiro muslimiin ah oo ku sii qulqulaya Masjidka Al-aqsa, qiyaastii 3,000 oo qof saacadihii la soo dhaafay salaada ku oogay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10817,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10818,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10816\/revisions\/10818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10817"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}