{"id":10828,"date":"2026-04-10T14:43:03","date_gmt":"2026-04-10T14:43:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10828"},"modified":"2026-04-10T14:43:03","modified_gmt":"2026-04-10T14:43:03","slug":"tahriibayaal-ku-geeriyooday-bada-iyagoo-isku-dayaya-inay-ka-gudbaan-faransiiska-una-gudbaan-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10828","title":{"rendered":"Tahriibayaal ku geeriyooday bada iyagoo isku dayaya inay ka gudbaan Faransiiska una gudbaan Ingiriiska."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco April 10, 2026 {CB<\/strong>Ugu yaraan 4 qof oo muhaajiriin ah ayaa ku dhintay doon yar oo ay saarnaayeen iyagoo isku dayaya inay ka gudbaan Faransiiska una gudbaan Ingiriiska.<\/p>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Mas\u2019uuliyiinta Faransiiska ayaa sheegay in 2 nin iyo 2 qof oo dumar ah ay ku dhinteen badda oo kacsanayd aawgeed.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Dalalka ay ka soo jeedaan dadka dhintay lama oga, laakiin qiyaastii 40 qof oo kale oo muhaajiriin ah ayaa lagu dabiibayaa goobta.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Si kastaba ha ahaatee, doontu waxay sii wadatay safarkeeda iyadoo ay saarnaayeen ilaa soddon qof oo kale.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre eea635z0\" dir=\"ltr\">Ilaa hadda sanadkan, shan kun oo qof ayaa si guul leh uga gudbay Ingiriiska iyagoo maraya waddadan halista ah ee isku Faraansiiska looga gudbo Ingiriiska.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco April 10, 2026 {CBUgu yaraan 4 qof oo muhaajiriin ah ayaa ku dhintay doon yar oo ay saarnaayeen iyagoo isku dayaya inay ka gudbaan Faransiiska una gudbaan Ingiriiska. Mas\u2019uuliyiinta Faransiiska ayaa sheegay in 2 nin iyo 2 qof oo dumar ah ay ku dhinteen badda oo kacsanayd aawgeed. Dalalka ay ka soo jeedaan dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10829,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10828","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10828","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10828"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10830,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10828\/revisions\/10830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10829"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}