{"id":10837,"date":"2026-04-10T14:51:40","date_gmt":"2026-04-10T14:51:40","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10837"},"modified":"2026-04-10T14:51:40","modified_gmt":"2026-04-10T14:51:40","slug":"rw-xamsa-masuuliyiin-kale-oo-ka-qaybgalay-tartan-orod-fudud-ah-oo-muqdisho-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10837","title":{"rendered":"RW Xamsa &#038; Mas\u2019uuliyiin kale oo ka qaybgalay tartan orod fudud ah oo Muqdisho lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco April 10, 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, XamsaBarre, Wasiirro katirsan Xukuumadda ayaa ka qaybgalay tartan orod fudud ah oo kasoo billaabanayay Isogyska KM4 kuna dhammaanayay Taallada Daljirka Daahsoon.<\/p>\n<p>Wasiirrada ka qaybgalay waxaa kamid ah Wasiirka batroolka &amp; Macdanta, Daahir Shire Maxamed, Wasiirka Beeraha, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS, Maxamed Cabdulqaadir Cali, waxaana wehliyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Janaraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-108989\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Muungaab-orod.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Muungaab-orod.jpg 2048w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Muungaab-orod-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Muungaab-orod-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Muungaab-orod-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Muungaab-orod-1536x1025.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" \/><\/p>\n<p>Tartankaan ayaa loogu magac daray xiritaanka tartanka orodka Toddobaadka Ciyaaraha Nabadda iyo Horumarka Muqdisho, waxaa kale oo ka qaybgalay dhallinyaro orodyahanno ah oo lagu abaalmariyay kaalmaha ugu horreeya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-108988\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Oradka-Muqdisho.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Oradka-Muqdisho.jpg 2048w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Oradka-Muqdisho-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Oradka-Muqdisho-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Oradka-Muqdisho-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Oradka-Muqdisho-1536x1025.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" \/><\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin katirsan xiriirka Ciyaaraha Soomaaliya oo uu guddoominayay Guddoomiye Cali Shiine, kuwa qaabilsan ciyaaraha fudud ayaa qayb ka ahaa kuwaas oo Wasaaradda Dhallinyarada &amp; Cayaaraha XFS la qabanqaabiyay Munaasabaddaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco April 10, 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, XamsaBarre, Wasiirro katirsan Xukuumadda ayaa ka qaybgalay tartan orod fudud ah oo kasoo billaabanayay Isogyska KM4 kuna dhammaanayay Taallada Daljirka Daahsoon. Wasiirrada ka qaybgalay waxaa kamid ah Wasiirka batroolka &amp; Macdanta, Daahir Shire Maxamed, Wasiirka Beeraha, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS, Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10838,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10837","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10837"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10839,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10837\/revisions\/10839"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10838"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}