{"id":10840,"date":"2026-04-11T10:58:33","date_gmt":"2026-04-11T10:58:33","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10840"},"modified":"2026-04-11T10:58:54","modified_gmt":"2026-04-11T10:58:54","slug":"soomaaliya-iyo-liibiya-oo-hal-arin-isku-raacay-ka-dib-wadahadallo-ku-dhexmaray-tripoli","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10840","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Liibiya oo Hal Arin isku raacay ka dib Wadahadallo ku dhexmaray Tripoli."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 11 April 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Liibiya, Mudane Daahir Al-Baour.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia business opportunities\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo horumarin lahaa xiriirka labada dal iyo iskaashiga saaxiibtinimo ee ka dhexeeya, Wasiirrada ayaa si gaar ah diiradda u saaray arrimaha tahriibta iyo socdaalka sharci-darrada ah, gaar ahaan dhibaatada haysata dhalinyarada Soomaaliyeed ee mara marinnada halista ah.<\/p>\n<\/div>\n<p>Wasiir Cabdisalaan ayaa mar kale ku celiyey inay ka go\u2019an tahay la dagaallanka kooxaha dambiyada abaabulan iyo kuwa dadka ka ganacsada ee dhibaatada u geysta muwaadiniinta.<\/p>\n<p>Sidoo kale, labada mas\u2019uul ayaa isku raacay in maalmaha soo socda dalka dib loogu soo celiyo ilaa 400 oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, labada wasiir ayaa is dhaafsaday aragtiyo ku saabsan xaaladaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah, iyagoo ku heshiiyey inay sare u qaadaan iskudubbaridka si loo ilaaliyo xasilloonida iyo danta guud ee labada dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 11 April 2026 {CBB}\u00a0Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Liibiya, Mudane Daahir Al-Baour. &nbsp; Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo horumarin lahaa xiriirka labada dal iyo iskaashiga saaxiibtinimo ee ka dhexeeya, Wasiirrada ayaa si gaar ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10841,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10840","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10840","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10840"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10840\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10843,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10840\/revisions\/10843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10841"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}