{"id":10844,"date":"2026-04-11T11:00:57","date_gmt":"2026-04-11T11:00:57","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10844"},"modified":"2026-04-11T11:00:57","modified_gmt":"2026-04-11T11:00:57","slug":"wafdiga-dowladda-iiraan-oo-gaaray-magaalada-islamabad-ee-pakistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10844","title":{"rendered":"Wafdiga Dowladda Iiraan oo gaaray magaalada Islamabad ee Pakistan."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 11 April 2026 {CBB}<\/strong>Wafdiga Iiraan oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Iiraan,Mohammad Bagher Ghalibaf ayaa gaaray magaalada Islamabad ee Pakistan, si ay ula yeeshaan wadahadallo Mareykanka, sida ay werisay wakaaladda wararka Iiraan ee Fars oo xiriir la leh ciidanka ilaalada kacaanka Iiraan.<\/p>\n<p>Ghalibaf waxaa la socda:<br \/>\n\u2022Wasiirka arrimaha dibadda Abbas Araghchi<br \/>\n\u2022Xoghayaha Golaha Ammaanka Qaranka Ali Akbar Ahmadian<br \/>\n\u2022Guddoomiyaha Bankiga Dhexe Abdolnaser Hemmati<br \/>\nIyo xubno ka tirsan baarlamaanka<br \/>\nWarbixintan waxaa kalo ay Fars ku sheegtay<\/p>\n<p>\u201cHaddii dhinaca kale uu aqbalo shuruudaha ay Iiraan ku xirtay bilaabidda wadahadallada, markaas wada-hadalladu way bilaaban doonaan.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxay xustay in Iiraan ay aqbashay xabbad-joojinta laba toddobaad ah, balse haddii dagaalku dib u bilowdo: \u201cWaxaan mar kale beegsan doonnaa danaha Mareykanka ee gobolka iyo nidaamka Israa\u2019iil.\u201d<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 11 April 2026 {CBB}Wafdiga Iiraan oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Iiraan,Mohammad Bagher Ghalibaf ayaa gaaray magaalada Islamabad ee Pakistan, si ay ula yeeshaan wadahadallo Mareykanka, sida ay werisay wakaaladda wararka Iiraan ee Fars oo xiriir la leh ciidanka ilaalada kacaanka Iiraan. Ghalibaf waxaa la socda: \u2022Wasiirka arrimaha dibadda Abbas Araghchi \u2022Xoghayaha Golaha Ammaanka Qaranka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10845,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10844","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10844"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10846,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10844\/revisions\/10846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}