{"id":10847,"date":"2026-04-11T11:05:26","date_gmt":"2026-04-11T11:05:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10847"},"modified":"2026-04-11T11:05:26","modified_gmt":"2026-04-11T11:05:26","slug":"mw-xasan-sheekh-turkiga-waxa-uu-ku-dhiirraday-in-uu-maraakiib-lacag-badan-ku-fadhiya-uu-usoo-diro-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10847","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh \u201cTurkiga waxa uu ku dhiirraday in uu Maraakiib lacag badan ku fadhiya uu usoo diro Soomaaliya\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 11 April 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in go\u2019aanka soosaarka Shidaalka uu yahay mid looga hortagayo dhibaatooyinka dhaqalaha ku xiran ee dalka ka haysta.<\/p>\n<p>Waxa uu xusay in Dowladda Soomaaliya ay ogtahay ugana mahadcelineyso Dalalka ka gacansiiyay Amniga &amp; Xaaladaha Bani aadamnimada Turkigana uu kamid yahay Dalalkaas, waxaana uu dhiirrageliyay go\u2019aanka Madaxweyne Erdogan ee arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong><em>\u201cMarkabka wayn ee Cagri Bey &amp; kuwa la socda waxa ay Soomaaliya u yimaadeen arrimaha Shidaalka iyaga oo soo maray jid dheer oo ku qaatay labo bil in ay soo socdaan\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayuu yiri Madaxweynaha JFS, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Dadka Soomaaliyeed ayuu sheegay in looga baahan yahay in ay qiimeeyaan waayaha lasoo maray iyo waxa hadda horyaalla oo marka ay is barbardhigaan waxa uu soo baxa ku dhaqaaqaan sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Madaxda sare ee Dowladda Federaalka, Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug iyo xubno kale oo qaarkood ka socday Turkiga ayaa soo dhaweeyay Markabka Cagre Bey isla xiligaasina kasii sagootiyay si uu u gaaro meelaha laga qodayo Shidaalka Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 11 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in go\u2019aanka soosaarka Shidaalka uu yahay mid looga hortagayo dhibaatooyinka dhaqalaha ku xiran ee dalka ka haysta. Waxa uu xusay in Dowladda Soomaaliya ay ogtahay ugana mahadcelineyso Dalalka ka gacansiiyay Amniga &amp; Xaaladaha Bani aadamnimada Turkigana uu kamid yahay Dalalkaas, waxaana uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10848,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10847","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10847"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10849,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10847\/revisions\/10849"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}