{"id":10855,"date":"2026-04-12T11:07:40","date_gmt":"2026-04-12T11:07:40","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10855"},"modified":"2026-04-13T11:09:59","modified_gmt":"2026-04-13T11:09:59","slug":"iiraan-oo-war-ka-soo-saartay-siduu-ahaa-jawiga-wadahallada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10855","title":{"rendered":"Iiraan oo war ka soo saartay siduu ahaa jawiga wadahallada."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 12 April 2026 {CBB}<\/strong>Waxaan maqlaynaa faallooyin dheeraad ah oo ka soo baxaya wasaaradda arrimaha dibadda ee Iiraan ka dib fashilkii ku yimid wada-hadalladii nabadda ee Islamabad.<\/p>\n<p>Afhayeenka wasaaradda, Esmail Baghaei, ayaa horay u sheegay in Maraykanku uu ka fogaado samaynta \u201cdalabyo xad-dhaaf ah.\u201d Wuxuu intaas ku daray in marnaba aan laga filayn in Maraykanka iyo Iran ay heshiis gaaraan isla markiiba.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas raaciyay in wada-hadalladu ay ku dhaceen \u201cjawi ay ka buuxdo kalsooni darro, shaki iyo hubanti la\u2019aan,\u201d ka dib in ka badan 40 maalmood oo \u201cdagaal lagu khasbay\u201d ah, iyo iyadoo aanay xilli fog ahayn markii xabbad-joojintu dhaqan gashay.<\/p>\n<p>Baghaei, ayaa u sheegay Iranian state\u2019s Student News Network: \u201cMa ahayn inaynu filano bilowgiiba inaynu heshiis ku gaari karno hal fadhi oo qura. Uma malaynayo in qofna uu filashadaas qabay.\u201d<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in \u201cdiblomaasiyaddu aysan marnaba dhammaan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 12 April 2026 {CBB}Waxaan maqlaynaa faallooyin dheeraad ah oo ka soo baxaya wasaaradda arrimaha dibadda ee Iiraan ka dib fashilkii ku yimid wada-hadalladii nabadda ee Islamabad. Afhayeenka wasaaradda, Esmail Baghaei, ayaa horay u sheegay in Maraykanku uu ka fogaado samaynta \u201cdalabyo xad-dhaaf ah.\u201d Wuxuu intaas ku daray in marnaba aan laga filayn in Maraykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10857,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10855","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10855","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10855"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10859,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10855\/revisions\/10859"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}