{"id":10860,"date":"2026-04-12T11:10:52","date_gmt":"2026-04-12T11:10:52","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10860"},"modified":"2026-04-13T11:12:50","modified_gmt":"2026-04-13T11:12:50","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-ka-qeeyb-galay-xuska-66aad-ee-cxds","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10860","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeeyb galay Xuska 66aad ee CXDS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 12 April 2026 {CBB}<\/strong>Waxaa maanta si heer sare ah looga xusay magaalada Muqdisho sanadguuradda 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia business opportunities\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Axmed Macalin Fiqi, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, saraakiisha ciidamadda iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>Intii ay socotay munaasabadda, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay dhoolatus ciidan oo heer sare ah, kaas oo ay ku jireen gaado ka ciyaar, gaadiidka gaashaaman iyo diyaaradaha dagaalka, kuwaas oo muujinayay awoodda iyo diyaar-garowga ciidanka.<br \/>\nTaliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Wasiirka Gaashaandhigga ayaa khudbado muhiim ah ka jeediyay munaasabadda, iyagoo ka hadlay horumarka ciidanka, doorkooda difaaca dalka iyo dadaallada lagu xoojinayo amniga iyo xasiloonida.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isagoo ku ammaanay geesinimada, naf-hurnimada iyo doorka ay ku leeyihiin difaaca dalka iyo ilaalinta midnimada shacabka Soomaaliyeed.<br \/>\nMunaasabaddan ayaa muujisay horumarka iyo kartida Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo mar walba u taagan difaaca dalka, dadka iyo dowladnimada.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Africans &amp; Diaspora\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Xasan-shiikh-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-445171\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Xasan-shiikh-1-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Xasan-shiikh-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Xasan-shiikh-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Xasan-shiikh-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Xasan-shiikh-1-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Xasan-shiikh-1-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Xasan-shiikh-1-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Xasan-shiikh-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Xasan-shiikh-1-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Xasan-shiikh-1-1920x1281.jpg 1920w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Xasan-shiikh-1.jpg 2048w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-445173\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-1920x1281.jpg 1920w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo.jpg 2048w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-445172\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-a-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-a-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-a-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-a-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-a-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-a-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-a-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-a-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-a-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-a-1920x1281.jpg 1920w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamo-a.jpg 2048w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/xuska-66aad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-445170\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/xuska-66aad-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/xuska-66aad-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/xuska-66aad-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/xuska-66aad-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/xuska-66aad-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/xuska-66aad-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/xuska-66aad-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/xuska-66aad-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/xuska-66aad-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/xuska-66aad-1920x1281.jpg 1920w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/xuska-66aad.jpg 2048w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/danab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-445169\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/danab-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/danab-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/danab-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/danab-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/danab-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/danab-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/danab-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/danab-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/danab-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/danab-1920x1281.jpg 1920w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/danab.jpg 2048w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamada-bada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-445168\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamada-bada-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamada-bada-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamada-bada-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamada-bada-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamada-bada-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamada-bada-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamada-bada-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamada-bada-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamada-bada-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamada-bada-1920x1281.jpg 1920w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidamada-bada.jpg 2048w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/diyaaradaha-soomaaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-445167\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/diyaaradaha-soomaaliya-1024x683.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/diyaaradaha-soomaaliya-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/diyaaradaha-soomaaliya-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/diyaaradaha-soomaaliya-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/diyaaradaha-soomaaliya-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/diyaaradaha-soomaaliya-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/diyaaradaha-soomaaliya-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/diyaaradaha-soomaaliya-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/diyaaradaha-soomaaliya-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/diyaaradaha-soomaaliya-1920x1281.jpg 1920w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/diyaaradaha-soomaaliya.jpg 2048w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 12 April 2026 {CBB}Waxaa maanta si heer sare ah looga xusay magaalada Muqdisho sanadguuradda 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, Wasiirka Gaashaandhigga Mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10861,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10860","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10860","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10860"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10860\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10862,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10860\/revisions\/10862"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10860"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10860"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10860"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}