{"id":10869,"date":"2026-04-12T11:28:54","date_gmt":"2026-04-12T11:28:54","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10869"},"modified":"2026-04-13T11:35:04","modified_gmt":"2026-04-13T11:35:04","slug":"sawiro-dowladda-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-in-ay-soo-xareeyso-ciidankii-laftagareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10869","title":{"rendered":"Sawiro;-Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay in ay soo xareeyso Ciidankii Laftagareen."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 12 April 2026 {CBB}<\/strong>Taliyaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Mahad Maxamed Salaad, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gen. Asad Cismaan Cabdullaahi, masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo madaxda maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku guuleystay dadaallo ay maalmahan wadeen oo la xiriiray dib u soo celinta ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, kuwaas oo ku sugnaa deegaanka Awdiinle.<\/p>\n<p>Taliyaasha ciidamada Qaranka ayaa kulan ay maanta la yeesheen saraakiisha iyo ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed kula dardaarmay inay sii wadaan shaqada adag ee ay u hayaan Qaranka.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale caddeeyeen in dowladda ay bixin doonto dhammaan xuquuqaha ka maqan, isla markaana ay siin doonto xuquuq la mid ah tan ciidanka Qaranka.<\/p>\n<p>Saraakiishii hoggaaminaysay ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa dhankooda uga mahadceliyay dadaallada masuuliyiinta dowladda, iyagoo sheegay inay diyaar u yihiin gudashada waajibaadkooda qaran.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo saraakiishooda ayaa dib loogu celiyay magaalada Baydhabo iyo xeryihii ay markii hore ka howlgalayeen.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10870\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidan-300x200.webp\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidan-300x200.webp 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidan-1024x683.webp 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidan-768x512.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidan-630x420.webp 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidan-537x360.webp 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidan-640x427.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidan-681x454.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidan.webp 1440w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10871\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Laftagareen-300x200.webp\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Laftagareen-300x200.webp 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Laftagareen-1024x683.webp 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Laftagareen-768x512.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Laftagareen-630x420.webp 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Laftagareen-537x360.webp 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Laftagareen-640x427.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Laftagareen-681x454.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Laftagareen.webp 1440w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10872\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Lafta-Gareen-300x200.webp\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Lafta-Gareen-300x200.webp 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Lafta-Gareen-1024x683.webp 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Lafta-Gareen-768x512.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Lafta-Gareen-630x420.webp 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Lafta-Gareen-537x360.webp 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Lafta-Gareen-640x427.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Lafta-Gareen-681x454.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Ciidankii-Lafta-Gareen.webp 1440w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 12 April 2026 {CBB}Taliyaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Mahad Maxamed Salaad, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gen. Asad Cismaan Cabdullaahi, masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo madaxda maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku guuleystay dadaallo ay maalmahan wadeen oo la xiriiray dib u soo celinta ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, kuwaas oo ku sugnaa deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10872,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10869","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10869","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10869"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10869\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10873,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10869\/revisions\/10873"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}