{"id":10897,"date":"2026-04-18T10:32:58","date_gmt":"2026-04-18T10:32:58","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10897"},"modified":"2026-04-18T10:32:58","modified_gmt":"2026-04-18T10:32:58","slug":"sidee-ayaa-looga-falceliyay-dib-u-furista-marinka-hormuz","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10897","title":{"rendered":"Sidee ayaa looga falceliyay dib u furista Marinka Hormuz?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 18 april 2026 {CBB}<\/strong>Falcelin togan ayaa ka timid dib u furista Marinka Hormuz oo muddo u xayirnaa colaadda Bariga Dhexe, waxaa soo dhaweeyay go\u2019aankaas dhinacyo isugu jira Dowlado, Hay\u2019ado iyo Ururro muhiim u ah adeegsiga marinkaas.<\/p>\n<p>Dalalka Ingiriiska, Faransiiska, Jarmalka, Iiraan, Maraykanka, Qaramada Midoobay, hay\u2019adda Bad mareennada Caalamiga ah, Guddi ay ku midaysan yihiin Maraakiibta Shidaalka ayaa soo dhaweeyay tallaabadaan cusub.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waxa ay ku tilmaameen in ay tani tahay mid fududaynaysa isu gudubka Ganacsiga oo muddo xayirnaa isla markaana hoos u dhigaysa qiimaha Maciishadda iyo Shidaalka Adduunka oo dalal badan arrintaan saamayn taban ku reebtay.<\/p>\n<p>Saacadaha soo socda waxaa lagu wadaa in uu hoos u dhaco qiimaha Shidaalka Adduunka, Dalal badan ayaa dhowaan ku dhawaaqay in uu ka go\u2019ay shidaalka sidoo kalana aanay dibadda uga imaan Karin shidaal ay soo iibsadeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 18 april 2026 {CBB}Falcelin togan ayaa ka timid dib u furista Marinka Hormuz oo muddo u xayirnaa colaadda Bariga Dhexe, waxaa soo dhaweeyay go\u2019aankaas dhinacyo isugu jira Dowlado, Hay\u2019ado iyo Ururro muhiim u ah adeegsiga marinkaas. Dalalka Ingiriiska, Faransiiska, Jarmalka, Iiraan, Maraykanka, Qaramada Midoobay, hay\u2019adda Bad mareennada Caalamiga ah, Guddi ay ku midaysan yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10898,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10897","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10899,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10897\/revisions\/10899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}