{"id":10952,"date":"2026-04-20T10:57:37","date_gmt":"2026-04-20T10:57:37","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10952"},"modified":"2026-04-20T10:57:37","modified_gmt":"2026-04-20T10:57:37","slug":"maxay-kawada-hadlayaan-mucaaradka-dowladda-qaar-kamid-ah-odoyaasha-dhaqanka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10952","title":{"rendered":"Maxay kawada hadlayaan Mucaaradka Dowladda &#038; qaar kamid ah Odoyaasha Dhaqanka Muqdisho?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 20 april 2026 {CBB}<\/strong>Magaalada Muqdisho waxaa ka socda shir u dhaxeeya Mucaaradka Dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah Odoyaasha Dhaqanka Caasimadda iyaga oo kawada hadlaya xaaladda siyaasadeed ee Dalka &amp; qodobo kale.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa ka qaybgalaya mas\u2019uuliyiin kala duwan sida Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, Ra\u2019iisul Wasaareyaal hore, Xasan Cali Khayre, Maxamed Xuseen Rooble, Xildhibaanno iyo xubno kale oo kamid ah Madasha Mucaaradka.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Odoyaasha Dhaqanka ee kulanka ka qaybgalaya iyo Madasha Mucaaradka ayaa is dhaafsanaya aragtooda ku saabsan xaaladda Dalka uu haatan marayo iyo sida ay la tahay in ay ku wajihi karaan arrimaha socda sida ay ku warrameen qaarkood.<\/p>\n<p>Xubnaha mucaaradka ah ayaa billaabay kulamo ay ku sheegeen in ay uga arrinsanayaan Mustaqbalka Dalka maadaama ay ku doodeen in muddo xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku siman yahay 15ka May 2026 halka Dastuurka cusub uu sanad dheeraad ah siinayo Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Shirarka gaargaarka ah ayaa inta badan qabsooma marka uu dalka galo bilaha ugu dambeeya ee muddo xileedka Madaxda markaas dalka xukumaysa, xubnaha Mucaaradka ah ayaa halkaas ka dhex raadiya fursadaha ay ku gaari karaan loolankooda doorashada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 20 april 2026 {CBB}Magaalada Muqdisho waxaa ka socda shir u dhaxeeya Mucaaradka Dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah Odoyaasha Dhaqanka Caasimadda iyaga oo kawada hadlaya xaaladda siyaasadeed ee Dalka &amp; qodobo kale. Kulanka waxaa ka qaybgalaya mas\u2019uuliyiin kala duwan sida Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, Ra\u2019iisul Wasaareyaal hore, Xasan Cali Khayre, Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10953,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10952","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10952","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10952"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10954,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10952\/revisions\/10954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}