{"id":10957,"date":"2026-04-21T08:51:21","date_gmt":"2026-04-21T08:51:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10957"},"modified":"2026-04-21T08:51:21","modified_gmt":"2026-04-21T08:51:21","slug":"iran-oo-war-ka-soo-saartay-wadahadalada-ay-la-galayso-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10957","title":{"rendered":"Iran oo war ka soo saartay wadahadalada ay la galayso Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Taalado 21 april 2026 {CBB}<\/strong>Maxamed Bagher Ghalibaf, afhayeenka baarlamaanka Iiraan, ayaa sheegay in Tehran aysan aqbalin \u201cwadaxaajoodyo hanjabaado la socda\u201d.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_12_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Qalibaf ayaa qoraal uu ku qoray barta X ku yiri: \u201cIsagoo go\u2019doon soo rogaya oo jebinaya xabad joojinta, Trump wuxuu doonayaa inuu miiskan gorgortanka u rogo miis is-dhiibis ah ama uu qiil u sameeyo dib u hurinta dagaalka, sida uu u arko inay ku habboon tahay\u201d.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxa kooxda wadaxaajoodka Iiraan ayaa yiri: \u201cMa aqbalno wadahadallo wata hanjabaado, labadii toddobaad ee la soo dhaafayna waxaan isu diyaarinaynay inaan muujinno kaarto cusub oo dagaalka ah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taalado 21 april 2026 {CBB}Maxamed Bagher Ghalibaf, afhayeenka baarlamaanka Iiraan, ayaa sheegay in Tehran aysan aqbalin \u201cwadaxaajoodyo hanjabaado la socda\u201d. &nbsp; Qalibaf ayaa qoraal uu ku qoray barta X ku yiri: \u201cIsagoo go\u2019doon soo rogaya oo jebinaya xabad joojinta, Trump wuxuu doonayaa inuu miiskan gorgortanka u rogo miis is-dhiibis ah ama uu qiil u sameeyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10958,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10957","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10957","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10957"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10959,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10957\/revisions\/10959"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10958"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}