{"id":10993,"date":"2026-04-22T09:31:52","date_gmt":"2026-04-22T09:31:52","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10993"},"modified":"2026-04-22T09:31:52","modified_gmt":"2026-04-22T09:31:52","slug":"iiraan-oo-dib-u-dhis-ku-samaysay-dugsiyada-waxbarashada-ee-ku-burburay-duullaanka-maraykanka-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=10993","title":{"rendered":"Iiraan oo dib u dhis ku samaysay Dugsiyada Waxbarashada ee ku burburay duullaanka Maraykanka &#038; Israa\u2019iil"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 22 april 2026 {CBB}<\/strong>Wasaaradda Waxbarashada Iiraan ayaa sheegtay in 1,300 Dugsi oo ku burburay Duullaanka Maraykanka &amp; SRL dib loo dhisay 775 kamid ah dugsiyadaas oo ku kala yaalla Tehran, Kermanshah, Isfahan &amp; Hormozgan.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iiraan, Alireza Kazemi ayaa sheegay in dugsiyadaas qaarkood burbur xooggan uu kasoo gaaray gantaallada culus ee Isbahaysiga Maraykanka iyo Israa\u2019iil ku beegsadeen balse ay dib u dhiseen.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waxa uu bogaadiyay Shacabka iyo Dowladda Iiraan oo u istaagay in aysan marnaba baabi\u2019in fursahadooda Waxbarashada si aanay hubinti la\u2019aan ugu dhicin jiilka berri ee haatan ku howlan Waxbarashada sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201c1,300 Dugsi ayaa ku burburay duullaanka Cadawga soo qaaday, 775 kamid ah ayaa maanta la dhisay, kuwa kale howshoodu way socotaa, 20 kamid ah aad ayay u burbureen waxaana ay ku yaallaan Tehran, Kermanshah, Isfahan &amp; Hormozgan\u201d<\/em><\/strong>\u00a0ayuu yiri Alireza Kazemi, Wasiirka Waxbarashada Iiraan.<\/p>\n<p>Quluubta reer Iiraan iyo kuwo kale waxaa weli ka go\u2019I la\u2019 Ardaydii &amp; macallimiinta tiradoodu ahayd 170 qof ee dhammaantood Gabdhaha ahaa ee lagu beegsaday Dugsiga Shajareh Tayyebeh ee Minab, waxaana loo qabtay kulamo isugu jiray Duco iyo xusuus.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 22 april 2026 {CBB}Wasaaradda Waxbarashada Iiraan ayaa sheegtay in 1,300 Dugsi oo ku burburay Duullaanka Maraykanka &amp; SRL dib loo dhisay 775 kamid ah dugsiyadaas oo ku kala yaalla Tehran, Kermanshah, Isfahan &amp; Hormozgan. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iiraan, Alireza Kazemi ayaa sheegay in dugsiyadaas qaarkood burbur xooggan uu kasoo gaaray gantaallada culus ee Isbahaysiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":10994,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-10993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10993"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10995,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10993\/revisions\/10995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}