{"id":11004,"date":"2026-04-22T15:24:15","date_gmt":"2026-04-22T15:24:15","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11004"},"modified":"2026-04-22T15:25:18","modified_gmt":"2026-04-22T15:25:18","slug":"mw-xasan-shiikh-oo-sheegay-in-dowladda-diirada-saareyso-helida-maraakiib-iyo-doomo-dadka-raaci-karaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11004","title":{"rendered":"MW Xasan Shiikh oo sheegay in Dowladda diirada saareyso helida Maraakiib iyo Doomo dadka raaci karaan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 22 april 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa shaaca ka qaaday in dowladdiisu ay xoogga saari doonto sidii dalka looga hirgelin lahaa gaadiidka badda, gaar ahaan maraakiibta rakaabka ee loogu talagalay inay ku safraan dadka u socda goobaha fog.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa xusay in gaadiidka badda uu yahay mid ka waqti iyo qiimo yar gaadiidka berriga ee hadda la isticmaalo, balse uu xilligan si xooggan u shaqeyn.<\/p>\n<p><strong>\u201cDalka kama jiraan gaadiid bad oo la raaco oo ka qiimo iyo waqti yaraan lahaa midka berriga, dowladda waxay ku dadaaleysaa sidii loo heli lahaa maraakiib iyo gaadiid badeed oo dadweynuhu ku safraan,\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri Madaxweyne Xasan Shiikh.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa u muuqata mid looga gol-leeyahay fududeynta isku-socodka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u kala goosha gobollada dalka, gaar ahaan kuwa ku teedsan xeebta dheer ee Soomaaliya, iyadoo la raadinayo hab ka jaban safarka hawada iyo mid ka ammaan badan kan berriga.<\/p>\n<p>Hadalkan ka soo yeeray Madaxweynaha ayaa ku soo aadaya xilli bulshada Soomaaliyeed aysan inta badan u baran isticmaalka gaadiidka badda sida maraakiibta iyo doomaha waaweyn ee rakaabka, iyadoo inta badan lagu tiirsan yahay gaadiidka berriga iyo diyaaradaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 22 april 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa shaaca ka qaaday in dowladdiisu ay xoogga saari doonto sidii dalka looga hirgelin lahaa gaadiidka badda, gaar ahaan maraakiibta rakaabka ee loogu talagalay inay ku safraan dadka u socda goobaha fog. Madaxweynaha ayaa xusay in gaadiidka badda uu yahay mid ka waqti iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11008,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11004","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11004"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11007,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11004\/revisions\/11007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}