{"id":11022,"date":"2026-04-24T07:43:48","date_gmt":"2026-04-24T07:43:48","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11022"},"modified":"2026-04-25T07:53:39","modified_gmt":"2026-04-25T07:53:39","slug":"dhul-gariir-xoogan-ku-dhuftay-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11022","title":{"rendered":"Dhul-gariir xoogan ku dhuftay Masar."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 23 April 2026 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar waxaa maanta ku dhuftay dhul-gariir xooggiisu gaarayo 5.77 magnitude, waxaana uu si gaar ah ugu dhuftay Magaalo xeebeedka loo dalxiis tago ee lagu magacaabo Marsa Matruux ee kulaasha Badda Mediterranean-ka.<\/p>\n<p>Lama soo sheegin khasaaraha ka dhashay dhul-gariirkaan balse cabsi xooggan ayaa soo wajahday Dadka ku sugan Magaaladaan oo intooda badan ah Dalxiisayaal waqti ku qaadanaya Magaaladaas sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Machadka Qaranka ee Cilmi-baarista ee Masar ayaa maanta sheegay in ay dadka ku wargeliyeen dhul-gariirkaan, waxa uu intaas ku daray in uu ka dhacay dhul gaaraya cabirkiisu 412 Kiilo-mitir inkasta oo uusan xusin khasaaraha ka dhashay.<\/p>\n<p>Saacado kahor waxaa xarunta Cilmi-baarista Jarmalka war ku saabsan dhul-gariir ku dhuftay dhinaca Dalka Jasiiradda ah ee Giriigga oo lagu qiyaasay cabirkiisu 5.95 lamana sheegin khasaaraha ka dhashay iyo saamaynta uu reebay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 23 April 2026 {CBB}\u00a0Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar waxaa maanta ku dhuftay dhul-gariir xooggiisu gaarayo 5.77 magnitude, waxaana uu si gaar ah ugu dhuftay Magaalo xeebeedka loo dalxiis tago ee lagu magacaabo Marsa Matruux ee kulaasha Badda Mediterranean-ka. Lama soo sheegin khasaaraha ka dhashay dhul-gariirkaan balse cabsi xooggan ayaa soo wajahday Dadka ku sugan Magaaladaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11023,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11022","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11022","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11022"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11022\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11024,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11022\/revisions\/11024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11023"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}