{"id":11028,"date":"2026-04-24T07:55:23","date_gmt":"2026-04-24T07:55:23","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11028"},"modified":"2026-04-25T08:01:04","modified_gmt":"2026-04-25T08:01:04","slug":"taliyaha-ciidamada-xoogga-ayaa-booqasho-ku-tagay-degmada-xuddur-ee-gobolka-bakoo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11028","title":{"rendered":"Taliyaha ciidamada xoogga ayaa booqasho ku tagay degmada Xuddur ee Gobolka Bakoo."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 23 April 2026 {CBB}<\/strong>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S\/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xuddur ee Gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaraha magaalada Xuddur ku soo dhaweeyay Saraakiisha Guutada 9-aad, maamulka Xuddur iyo Shacabka Degmada.<\/p>\n<p>Taliye Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa dhiiragalin ugu tagay Cutubyo cusub oo tababar ugu socdo dugsiga tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee magaalada Xuddur.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S\/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in Cutubyadaan cusub dhawaan loo soo xiri doono tababar, isla markaana ay ka mid noqon doonaan dagaalka lagu cciribtirayo Al-shabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa Ciidanka cusub faray in looga baahan yahay in ay isku furaan degmooyinka gobolka Bakool.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 23 April 2026 {CBB}Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S\/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xuddur ee Gobolka Bakool. Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaraha magaalada Xuddur ku soo dhaweeyay Saraakiisha Guutada 9-aad, maamulka Xuddur iyo Shacabka Degmada. Taliye Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa dhiiragalin ugu tagay Cutubyo cusub oo tababar ugu socdo dugsiga tababarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11029,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11028","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11028"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11031,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11028\/revisions\/11031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}