{"id":11041,"date":"2026-04-25T09:14:13","date_gmt":"2026-04-25T09:14:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11041"},"modified":"2026-04-25T09:14:13","modified_gmt":"2026-04-25T09:14:13","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ayaa-bilaabay-howlgallo-ka-dhan-ah-al-shabaab-oo-ka-socda-gobolka-shabeellaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11041","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa bilaabay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda gobolka Shabeellaha Hoose."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 25 April 2026 {CBB}<\/strong>Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka dhan ah \u2018AS\u2019 ka wada Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, ciidamadaan oo wata gaadiid badan oo Militari ayaa u dhaqaaqay deegaanno katirsan Gobolkaas.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka ayaa sheegay in howlgallada qarsoon ee lagu beegsanayo \u2018AS\u2019 ay sii soconayaan ilaa inta ay gacantooda dib ugu soo celinayaan deegaannada ay joogaan dagaalamaayasha \u2018AS\u2019 sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Militariga Federaalka Soomaaliya ayaa kordhiyay howlgalladooda ka socda Gobollada Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyo Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 25 April 2026 {CBB}Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka dhan ah \u2018AS\u2019 ka wada Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, ciidamadaan oo wata gaadiid badan oo Militari ayaa u dhaqaaqay deegaanno katirsan Gobolkaas. Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka ayaa sheegay in howlgallada qarsoon ee lagu beegsanayo \u2018AS\u2019 ay sii soconayaan ilaa inta ay gacantooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11042,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11041"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11043,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11041\/revisions\/11043"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11042"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}