{"id":11044,"date":"2026-04-25T09:18:45","date_gmt":"2026-04-25T09:18:45","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11044"},"modified":"2026-04-25T09:18:45","modified_gmt":"2026-04-25T09:18:45","slug":"denifaragelin-kuma-yeelan-doono-xulista-xildhibaanada-bfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11044","title":{"rendered":"Deni\u201dFaragelin kuma yeelan doono xulista xildhibaanada BFS\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 25 April 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay aqoonyahanno, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Puntland ku metela, saraakiil hore oo ciidan iyo siyaasiyiin, isaga oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka iyo mowqifka Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa si cad u sheegay in uusan wax faragelin ah ku yeelan doonin xulista xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka, doorasho kasta oo lagu heshiiyo mustaqbalka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_11_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wuxuu carrabka ku adkeeyay in beelaha Soomaaliyeed ay si madax-bannaan u soo xulan doonaan xubnaha ku matali doona heerka Federaalka, si looga fogaado eedeymihii hore ee faragelinta siyaasadeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa xusay in hadalkiisa uu qeyb ka yahay dadaal lagu saxayo habraacyadii doorashooyinka ee lagu murmay sanadihii 2021\u20132022, kuwaas oo dhaliyay khilaaf siyaasadeed oo ballaaran.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Deni ayaa mar kale muujiyay in Puntland aysan aqbali doonin wax ka beddelka dastuurka Federaalka, isaga oo tilmaamay in weli lagu kala aragti duwan yahay nooca doorasho ee dalka ka dhici doonta.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa imanaya xilli aan weli la isku raacsanayn hannaanka doorashooyinka Soomaaliya, iyadoo xubno ka mid ah Golaha Mustaqbalka ay diidan yihiin doorasho dadban oo ay doonayaan qaar kamid ah dowlad goboleedyada, iyo sidoo kale nidaamka qof iyo cod ee ay wado Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa weli muujinaysa kala aragti duwanaansho u dhexeeya dhinacyada kala duwan, iyadoo la sugayo heshiis mideeya aragtiyada ku saabsan mustaqbalka doorashooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_52646660\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_52646660\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_52646660\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined textItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~1490981754805314935~~6imo1fyogtpv9fklZUbcoSLU9HIkmLAxrcBeuvnz0gimi32TcAeiIhumcj4CQ65XkV5hySBIP5u6lLTg1JlT4wyHnpEYxUoLWbgb5rL-HOwJVlCYLRnLFUHuoG0BHWe6jxfAtsj75Zm6PzSBS4yNyZ92pO6SuB68iy3mLRzhSZcGX78Sw3n57CrAwOXW1i9_AExSKoqAOHWvIbVeOisHh8cHT7KyEHiuLNyweXHu01R12Hy3I2vtICwZ5gU5OvdwUD6l9At2buYd3bUKecuy4zIqOY5nI_qzZGC-BPla6B0\" data-item-title=\"The bra everyone's talking about \u2014 and it's selling out fast !\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/3ac7a24189bfaa0e1f183de75564355c.jpeg\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 25 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay aqoonyahanno, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Puntland ku metela, saraakiil hore oo ciidan iyo siyaasiyiin, isaga oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka iyo mowqifka Puntland. Madaxweyne Deni ayaa si cad u sheegay in uusan wax faragelin ah ku yeelan doonin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11045,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11044","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11044"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11047,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11044\/revisions\/11047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11045"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}