{"id":11067,"date":"2026-04-26T09:18:59","date_gmt":"2026-04-26T09:18:59","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11067"},"modified":"2026-04-26T09:18:59","modified_gmt":"2026-04-26T09:18:59","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-shaaciyay-geerida-17-dhallinyaro-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11067","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SODMA oo Shaaciyay Geerida 17 Dhallinyaro Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 26 April 2026 {CBB}<\/strong>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda u dhexeysa Aljeeriya iyo Spain.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa xusay in ay hayaan sawirradooda, isla markaana ka codsaday eheladooda in ay la soo xiriiraan.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_11_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>\u201d Waxaa halkan u joognaa geeri naxdin badan oo runtii naga soo gaartay Badda u dhaxeyso Aljeria iyo Spain, taas oo runtii ay ku geeriyoodeen 17-Dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo xeebtaas ku tahriibayay, 17-kaas dhallinyaro sida xogta aan ku hayno 12-wiilal, 5-na waa gabdho dhallinyaro ah, da\u2019dooduna waxay u dhaxeysaa 18-30,\u201d.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamuud Macallin ayaa tacsi u diray ehalada Dhallinyarada geeriyootay iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna intaas ku sii daray in ay wali wadaan baaritaano ku aaddan in ay helaan macluumaad iyo xog intaan ka badan, isagoo ugu baaqay waalidiinta Dhallinyarada geeriyootay in ay hay\u2019adda la soo xiriiraan si ay u helaan aqbaarta ubadkooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 26 April 2026 {CBB}Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda u dhexeysa Aljeeriya iyo Spain. Gudoomiyaha ayaa xusay in ay hayaan sawirradooda, isla markaana ka codsaday eheladooda in ay la soo xiriiraan. \u201d Waxaa halkan u joognaa geeri naxdin badan oo runtii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11068,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11067","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11067","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11067"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11069,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11067\/revisions\/11069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}