{"id":11070,"date":"2026-04-26T09:25:33","date_gmt":"2026-04-26T09:25:33","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11070"},"modified":"2026-04-26T09:25:33","modified_gmt":"2026-04-26T09:25:33","slug":"madaxtooyada-soomaaliya-oo-taageertay-aadan-maxamed-nuur-aadan-madoobe-tartanka-madaxtinimada-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11070","title":{"rendered":"Madaxtooyada Soomaaliya oo Taageertay Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) Tartanka Madaxtinimada Koonfur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 26 April 2026 {CBB}<\/strong>Kulan xasaasi ah oo xalay ka dhacay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu gaaray go\u2019aan muhiim ah oo lagu taageerayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), si uu ugu tartamo xilka Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa sidoo kale lagu ansixiyay in Xuseen Sheekh Maxamuud loo dalacsiiyo xilka Xoghayaha Guud ee xisbiga JSP, tallaabadaas oo loo arko mid ka tarjumeysa kaalintiisa sii kordheysa ee siyaasadda gudaha, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_11_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Go\u2019aamadan ayaa kusoo beegmaya xilli uu sii xoogeysanayo loollanka siyaasadeed iyo diyaar garowga doorashooyinka, taasoo sare u qaadday dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda Koonfur Galbeed iyo xisbiga uu hoggaamiyo Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa la filayaa inuu u safro magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, halkaas oo ay ka socoto abaabul siyaasadeed oo la xiriira doorashada.<\/p>\n<p>Wararka ayaa tilmaamaya in Madaxtooyada Soomaaliya ay doonayso inay ku abaalmariso Aadan Madoobe doorkii uu ku lahaa wax ka beddelkii Dastuurka, taasoo qayb ka ah qorshaha lagu taageerayo.<\/p>\n<p>Si kastaba, qorshahan ayaa la sheegay inuu caqabad hor leh ku noqon karo doorashada la filayo inay ka dhacdo Baydhabo, maadaama ay jiraan siyaasiyiin badan oo aan ku qanacsaneyn habka ay wax u socdaan.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa weli ah mid kacsan, iyadoo la filayo in maalmaha soo socda ay soo baxaan falcelinno iyo isbeddello cusub oo saameyn ku yeelan kara jihada doorashada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_1994066628\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_1994066628\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_1994066628\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined textItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~4488231100590215822~~i8M1FMu2R8v26eMDdiLFq6QKSvm3HBIrZnBIUE7fmBGRXmHJIEg_m7qUtODUmVPjm_qJ27w4lBBlej2sLNKeTlHDGinIkxYj9nRRlJGWPROPF8C2yPvlmbo_NIFLjI3JusSzYs9F2OIo6xcmFbKIL2-BiRLsrqr8UZJVAh_HrJSGAR_YhguKLuQFRrzv8jLknXyFWsC598GiBrD8q1Db7l-nmNpxo67LCqmauRhAIO8Jt8yJVL-jVoFqsfWlStuAPvVaOctdVERrnkFou-u2fCQdVYHbWySnr4Vy92pVkdc\" data-item-title=\"The Most Horrible Tourist Traps In America, Ranked In Order\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/1b3a08f91190af2533151e5f890fb160\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 26 April 2026 {CBB}Kulan xasaasi ah oo xalay ka dhacay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu gaaray go\u2019aan muhiim ah oo lagu taageerayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), si uu ugu tartamo xilka Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa sidoo kale lagu ansixiyay in Xuseen Sheekh Maxamuud loo dalacsiiyo xilka Xoghayaha Guud ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11071,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11070","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11070","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11070"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11072,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11070\/revisions\/11072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11071"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}