{"id":11081,"date":"2026-04-26T13:31:05","date_gmt":"2026-04-26T13:31:05","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11081"},"modified":"2026-04-28T13:35:10","modified_gmt":"2026-04-28T13:35:10","slug":"guddoomiye-aadan-madoobe-ayaa-soo-gaaray-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11081","title":{"rendered":"Guddoomiye Aadan madoobe ayaa soo gaaray Baydhabo ."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 26 April 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) oo maanta gaaray Magaalada Baydhabo ayaa billaabay ololaha musharraxnimadiisa hoggaamiyaha Koofur Galbeed.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia Tourism Guide\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Waxaa soo dhaweeyay Hoggaamiyaha kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji iyo mas\u2019uuliyiin kale, waxaana uu gudagalay ololihiisa musharraxnimada, waxaa lagu wadaa in uu kulamo gaargaar ah la qaato xubno kala duwan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Magaalada Baydhabo waxaa dhowaan lagu wado in ay ka dhacdo Doorashada isku sidkan ee Golaha Deegaanka iyo tan Deegaanka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed sida uu sheegay Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 26 April 2026 {CBB}\u00a0Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) oo maanta gaaray Magaalada Baydhabo ayaa billaabay ololaha musharraxnimadiisa hoggaamiyaha Koofur Galbeed. Waxaa soo dhaweeyay Hoggaamiyaha kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji iyo mas\u2019uuliyiin kale, waxaana uu gudagalay ololihiisa musharraxnimada, waxaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11082,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11081","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11081","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11081"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11083,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11081\/revisions\/11083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11082"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}